Laascanood is Under Attack by who thou?
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Laascanood is Under Attack by who thou?
Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya In qaxar xoogan oo saaka subaxnimadii ka dhacay Meel Duleedka bari ka xigta magaaalada ay sababeen Dhimashada Taliye qaybeedkii gobolka sool ee aaga bari Marxuum Cismaan Af-love iyo dhaawacyo dad tiro badan.
Qaraxan oo uu ku geeriyooday Taliye Qaybeedkii Aaga Bari ee ciidanka Qaranka Somaliland oo lagu magcaabi jiray Cimaan Afdhilo waxaana ku dhaawcmay darawalkiisii iyo qaar ka mid ah ilaaladiisii sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay dad rayid ah .
Qaraxyadan ayaa ah mid loo adeegsaday qalabka Haga ee loo yaqaano Remote control, ilaa haddana si rasmi ah looma oga cida ka dambaysay falkan iyadoo aanay jirin cid sheegatay.
Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa la keenay saraakiil kale oo ku dhaawacmay qaraxyadaasi halkaasi oo lagu daawaynayo.
Si kastaba ha ahaatee qaraxyadan ayaa ku soo beegmay laba maalmood kadib sanad guuradii 1aad eek as oo wareegtay qaraxyadii seddexnaa ee 29.Oct. lala beegsaday magaalada Hargeysa.

- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
Liqaaye well said lol
In common sense; If Alshabab wanted to target Waqooyi-land they would of targeted hargeysa, not in LA's control - I'm sure they would've gone for another cooking session in Hargeysa, like the one they had about a year ago... cousin less be real.
I have eliminated al-shabab from this incident... Now I'm thinking is the Ethiopians ( yes less blame them on everything since they can't speak Somali) whom I must say; like to stare-up trouble between Muslims.
The "bad name" guy was literally roasted with his clothes on ....terrible
Bye Walaal

Last edited by salafi_student on Sun Nov 01, 2009 9:15 am, edited 1 time in total.
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
This was inevitable, Somaliland is not wanted in Laascanood, sooner or later you will have attacks of this nature happening.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
Waxaad isoo heshaan magacii kii kornel-ka aha e beri cadde muse lacagta ka qaadan jiray .
Kii beriyo dhexdaas ah na "hand grenades" police station-ka ku tuuri jiray , muxu aha magaciisi .
Anyway it is just disgraceful ain't it ?
Al shaytaniyuun-tu points of friction { yacni meeshay qabyaaldi ka jirto } ayay ka helaan .
Way dhici karta in dhulbahanta qaarki ay la soo saftan nimankaas .
Ibleys hadda shaydanku haddu u yimaado oo u ku yidha "Idoorka aniga idin ka qaxaynaya" way raacayaan
Hadda waa niman magaalooyinkooda IYAGU maamusha , ciidamada dul jooga badana dhulbahanta kale yihin , wax waliba dhulbahante yahay . ya?
Anagu hadday-nu Isaaq nahay , we didn't have as much representation in OUR city back in the Faqash days as the dhulbahante have "under Isaaq rule".. and they want to bring us back to that . ya?
Particular brand of people
Anyway Ilaah ba ina kala saari doona , I'm confident about that .

Cismaan Af-love
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
FOCK Al Shishkabab cowerds of the South, killing by proxy
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
is that really his name...Addoow wrote:Cismaan Af-love![]()
![]()
![]()
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
Reer Laascanood will be the losers if they start that moqadisho bombings in their own city
unless its was planned by some other people...
here is who i think behind this bombings!
1, Dhullbahante- The Anti-Somaliland NSUM
2, Daahir Riyaale kaahin and his Admin them self could be well behind this, his trying to find any new ways to delay the elections, and this is great example!
or
3, Al shabaab- There is no point for them to carry out anything in Laascanood, Laascanood is religios place who most likely will support the Al shabaab if they came up North!

abdisamad3 wrote:is that really his name...Addoow wrote:Cismaan Af-love![]()
![]()
![]()
![]()
I must give it to reer waqooyi.there you can find all kinds of strange names or nicks walle.first it was shuun,siilaanyo and now afdhillo,what is next? dufkubaxeyaal dheh.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Laascanood is Under Attack by who thou?
Executive wrote:This was inevitable, Somaliland is not wanted in Laascanood, sooner or later you will have attacks of this nature happening.
on daily basis waliba.
the title is wrong btw, is not attack on lascanod, is attack on somaliland, because they not targetting civilians they targettng slanders ka meesha xukuma.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 402 Views
-
Last post by Executive
-
- 22 Replies
- 1336 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 2 Replies
- 453 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 13 Replies
- 716 Views
-
Last post by siren
-
- 41 Replies
- 168 Views
-
Last post by usman-84
-
- 10 Replies
- 723 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja
-
- 3 Replies
- 400 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 4 Replies
- 900 Views
-
Last post by Nubis
-
- 9 Replies
- 732 Views
-
Last post by MAD MAC