Babygirl Soogal

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

Babygirl Soogal

Post by hanad_mn »

abaayo yaa leedin waalin. Isaaq waa walaalihiin oo aad ab iyo isir iskudhasheen. Sheekadaan puntland iyo somaliland way dhamaaneesaah mardhaw oo alshabaab aa dalka qabsaneeso. Tartiib magaaladiina iska daganaada. Ma ajar gooni ah aa kuheleesiin in aa Puntland noqotaan :lol: :lol:

Meeshaan isku qolo aa nahay waa iska daba ordeenaah majirto. Anaku bal maan abgaal kadaba orodno yaa nagaxigo.

bal maanta maxaa udhisheen Cornel Cismaan Afdhilo?
User avatar
TrophY-WifeY-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3208
Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
Location: Married to John Legend :)

Re: Babygirl Soogal

Post by TrophY-WifeY- »

hee aboowe,, maxaa rabtaa?
User avatar
TrophY-WifeY-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3208
Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
Location: Married to John Legend :)

Re: Babygirl Soogal

Post by TrophY-WifeY- »

oops i forget to check my nick :oops: :oops:
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

Re: Babygirl Soogal

Post by hanad_mn »

TrophY-WifeY- wrote:hee aboowe,, maxaa rabtaa?
Trophy Wifey,

abaay Xaaskii aa hargab besteed iga ah maxaa kudaweeyaah ii sheeg oo cunto ah. Filfil iyo Maraq lee kasaah. Anything else?
User avatar
TrophY-WifeY-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3208
Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
Location: Married to John Legend :)

Re: Babygirl Soogal

Post by TrophY-WifeY- »

sorry to hear that aboowe.


maraq and filfil is good, honey and malab add xabadsowda


i hope she gets better
User avatar
suga_delic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1241
Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
Location: UK

Re: Babygirl Soogal

Post by suga_delic »

wot a lame topic. :down: U, dat cool la poisen gareeyay baas n da afisoon r da mst annoyin ppl here. :x
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Babygirl Soogal

Post by CoolPoisons »

suga_delic wrote:wot a lame topic. :down: U, dat cool la poisen gareeyay baas n da afisoon r da mst annoyin ppl here. :x
na maxaad igu maagtay
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl Soogal

Post by Babygirl- »

Aboo Daad Baa u Dhashaay Dhulkaa mana Tagersana Somali ineey Kalaa Goodo, Few Odayaal oo laa iska ilalinayeey Dhigooda daraadood uma go'ano, Ayagaa iyo Wixi soo racaa ba waa laa Xaasuqi. Simple Period. Dhulkaa aniga baa leeh, ninkeeyka waan Dili kaagaa Ceesho ama ha weydiin waxa dilaay PERIOD.

Wixi Go'aya have a right to ineey Go'an! Lakiin dad baa iracaya, Shaqeen meyso.

Cali Sandule & Dalbac escaped Death in Lasanod & Buhodle Yesterday and the Day before Xaabsade & the rest are in the same book, Duuq Dadkiisu nacaay muxuu Kaa noolyahay? Dhigoda wa xalaal Jidkana waa Balaan in Laagu Jid Jidoo ayaga iyo Qashinka laa socda.. :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Babygirl Soogal

Post by CoolPoisons »

^^ jecliya Babygirl. too bad Ur taken :broken:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Babygirl Soogal

Post by Babygirl- »

INaa love, Inaa ceeb-Yanyo, Inaa Sharmuto, Inaa Qaxbo, Inaa Shakshuko iska dhaafe Riyale my former foot washer baa laa Kharajiin..

Cool Inadeer loool Walahi 10 wiil baa waalahi bacsaan kartaa gebiigodaba..

2003 1 wiil baa intu Baroon fulaay Laascaanood Somaliland iyo Riyale kaso eryay inteey so gaal is dhaheen Oo walaahi aah..Geesinimo waa uu dhalasho.. Dhiiga reerka uun ba la kala ilaliin.. :down:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Babygirl Soogal

Post by CoolPoisons »

Babygirl- wrote:I

2003 1 wiil baa intu Baroon fulaay Laascaanood Somaliland iyo Riyale kaso eryay inteey so gaal is dhaheen Oo walaahi aah..Geesinimo waa uu dhalasho.. Dhiiga reerka uun ba la kala ilaliin.. :down:
:lol: :lol: walle waa Geesi Darod

Riyale caasi ayuu nogu noqday. Wuxuu hoos tagi jiray ina Dafle
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Babygirl Soogal

Post by GENERAL_SNM »

Haddii aan la heshiininoo Hagaag loo wada daaqin
Oo annagaa Habarwaayiyo Harttiyeeyda la deeynin
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Hayaaydaa kordhi doonta Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan Habar Yoonis galbeediyo
Hargeesaa iman doonta Habeen lays miri maayo
heelka Caynaba weeyn Ya hadhka laysu badhedhi
Qoluunbaa ka hagaagi Dabedna hawdka dhexaa
Harraad loogu idlaane Toloow maa la heshiiyo

Nothing has changed 100 years ago we gave them this warning, it still stands today. If you dont want peace you know the end result. You losing more land. :mrgreen:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Babygirl Soogal

Post by CoolPoisons »

GeneralDufle U couldnt understand that gabay if Ur life depended on it

hal eray oo Af Somali maba qori karo
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Babygirl Soogal

Post by GENERAL_SNM »

CoolPoisons wrote:GeneralDufle U couldnt understand that gabay if Ur life depended on it

hal eray oo Af Somali maba qori karo
Did you know your mum and dad are brother and sister? :shock:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”