Page 1 of 1
The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 12:22 am
by Gen.Aideed
He even asks for a Bravery Medal for saving Somaliland from natural-born lions of Warsangeli. Otherwise we would have been devoured, he said "waana raamsan lahaa"

I have nothing but a Humonguous Respect for the Sanaag people.
I got this quote from Somaliaonline.
Originally posted by Koora-Tuunshe:
[qb] Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga... kadib jabkii dagaalkii Dhahar
Waqaf
"lafahayaga ayaan lasoo orodney, waxaan istaahilaa in la igu abaal mariyo maadaama aan bad baadiyey ciidanka qaranka, oo dhahar lagu raamsan lahaa"
Horowo----Wargeyska Ogaal [/qb]
Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 12:34 am
by SahanGalbeed
Waana ramsaan laha ..ya?
Marku warsangeligu af soomaliga ku soo baro baynu kula qosli .
Bal waxa jaanjaan Ilaah ina baray daya nimanyow ... shiidh !
Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 12:42 am
by Gen.Aideed
Waxaan aniga dhihin maa dusha iga saaree saxibow.
Wasiirkiinaa hadalkaas yiri. Ani ma dhihin hana iga marmarsiyoon. Waana la raamsan lahaa
Waxaa soo xasuustey tii ku dhacdey Daaroodka ee aheyd. 'Rug cadaagii soo rogaal celi.
Soo rogaal celintii raamsadaa heley.
Yaa waaye hee raamsade. Adi lee is weydii suaashaas.
Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 12:50 am
by SahanGalbeed
Dhegayso waryee .
War been ah oo la iska alifay , haddaad meeshi aad ku maqashay kala soo kacdo .. oo aad meel kale la soo fadhisato .. oo nimanki warkaasi ku socday halkaas fadhiyaan {ME}..
ADIGA AYA LAGU RAACAYA macnaha adiga yaa lagugu qabsanaya .
Basic , very basic rules of the game baa idin ka maqaan nimankinan wallahi.
Anigu Somaliya , markey insha Allah maalin waddan nabad leh noqoto , I hope iney aniga BILAD igu siin doonaan wixiinan wada NEDEL-ka ah , waalidkood seegay e , sahangalbeed waxaan ahayn addunyadan ku lahayn .{ for service to the nation }
Good night my sons and daughters

Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 8:42 am
by Gen.Aideed
Sahan doofaar galbeed, xataa codaa laga hayaa isoo saas dhahaayo.
Harawo.com isaaqaa leh.

Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 9:33 am
by Oxidant
Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 10:48 am
by SahanGalbeed
Dhabacayo can only rival us on the INTERNET , remember they used to have their troops in LA .. you know the rest !
Re: The Historic Humiliation of Somaliland Defense Minister
Posted: Mon Nov 02, 2009 11:02 am
by ToughGong
"WAXAAN ANIGA DHIHIN" WTF DOES THAT EVEN MEAN