The Leader of the new Election Commite Elected!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The Leader of the new Election Commite Elected!

Post by LiQaaye_TDH »

Koomishanka Cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta fadhi ay ku yeeshayn Xaruntooda Hargeysa ku doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye Kuxgeenka.

Guddida Todobada Xubnood ayaa maanta isku raacay in Gudoomiye u doortaan Eng. CiiseYuusuf Xaaji Maxamed oo uu Soo magacaabay madaxweyne Rayaale Halka Kuxigeena loogu doortay inuu noqdo Cali-khadar Xasan Cismaan oo isagana uu soo magacabay Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE.

Doorashada Hogaanka Cusub ee Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa soo afjartay Loolan Adag oo u dhaxeeyey dhinacyaday khusayso oo qolo walba doonaysay inay iyagu Helaan Hogaanka sare ee GDQ.

Waxa jiray Maalmahan oo Saxaafada Somaliland faafinaysay in la isku hayey Cidda loo magacaabayo inay noqoto Hogaanka Sare ee Koomishanka Doorashooyinka taas oo maanta soo afjarantay

Guddida Cusub waxa sugaya Hawlo adag oo horyaala kuwaas oo ay ugu horeyso Sida laga yeelayo Dayn aad u tiro badan oo Koomishankii hore diyaar ula yahay inuu ku wareejiyo Koomishanka Cusub.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”