Page 1 of 2

Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 2:23 pm
by hanqadh
Isimada, Aqoonyahanada, dhalinyarada- beelaha Rer Bicidyahan ee ku nool caalamka oo idil oo soo saaray baaq cambaareyn ah oo k wajahan maamulka Puntland.
Ku: Shacabka reer Somali Galbeed/Ogadeeniya
Ka: Isimada, Aqoonyahanada, dhalinyarada- beelaha Rer bicidyahan ee ku nool caalamka oo idil.

Ka dib markii ay cadaatay, oo aan aragnay dhibaatada loo gaysnayo maalin kasta Shacabka Soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya, islamarkaana xabsiyada dhexdooda lagu dilay allaha u naxariistee C/laahi Xasan Cali iyo dhalintii kale ee la socotayna aan la’aqoon halka ay maanta nolol iyo Geeri ay ku suganyihiin, islamarkaana masuuliyiinta ugu sareysa maamulka puntland ay ka qirteen meel fagaare ah, ayna ugu hanjabeen, iyadoo la wada ogsoonyahay, in maanta maamulka puntland dhaqaalaha ugu badan ee soo gala ay uga yimaadeen Deegaanka Soomaligalbeed ama Ogaadeeniya.
Waxaana wali shacabka soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya ka dhexguuxaya ama ay xasuusanyihiin dhibaatadii maamulkii puntland uu u gaystay 04/22/2008, halyeeyadii u dagaalamayey xoriyadooda, diintooda, maalkooda, sharaftooda, loogu gacan galiyey Ethopia si barer ah, waa Maxamed Axmed Caafi (Dhiirre) iyo Cabdi Nuur Maxamed Sooyaan oo ahaa dad Soomaaliyeed,una dhashay gobolka Soomaligalbeed, aan ogaanay in ragaasi si fool xun gacanta ethopia loogu galiyey, iyadoo ay noqotay waddada loo soo maray masuuliyiinta hore ee puntland Xilligaas oo hogaaminayey Gen. Cade muuse.
Markii aan qiimaynay, sida ay u dhacday dhacdadii foosha xumayd ee Rag u dhashay dalka Soomali Galbeed loogu Gacan galiyey Maamulka Dalka Ethopia iyo qaarna xabsiyada lagu laayey, qaarna la’la’yahay,
Markii aanu eegnay waxa shareecada islaamku ay ka qabto in Qof Muslim ah loo gacan galiyo Gacan Gaalo oo dagaal kala dhexeeyo, lagana gacansado jirkiisa, iyadoo laga raadinayo Mansab iyo Mamuusid Gaalo lagu raali galinayo, markii aanu eegnay shacabka ay ka dhaxayso wada dhalashada, soomalinimada, Diinta, afka somaliga, ganacsiga in la doonayo in laga dhex huriyo colaado sokeeye, markii aan eegnay wax maalin kasta ka dhacaya gayiga puntland ayna geysanayaan madaxda puntland, shacabkuna aysan wax jirnixida samaynayn.

Waxaan ka soo saarnay Qodobadaan hoos ku xusan

1. Waxaan Cambaaraynaynaa oo aan ka xunahay in maanta xabsiyada Deegaanada puntland lagu dhex laayo, mawaadiniin u dhalatay Gobolka Soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya.

2. Waxaan kaloo Cambaaraynaynaa, oo ka xunahay in Mawaadiniin soomaaliyeed ee u halgamaya dalkooda, dadkooda, diintooda, sharaftooda, in loo gacan galiyo dowlada saliibiyiinta ah, war miyeydaan eegeyn, Soomalinimadii, Muslinimadii, walaaltinimadii, wadda dhalashadii ay wadaageen Deegaanka puntland iyo kan soomaligalbeed?

3. Waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan shacabka reer Soomaligalbeed, gaar ahaan, waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa eheladoodii iyo qaraabadoodiiba, xaasaskii iyo caruurtoodii, halgamayaashii ku dhex shahiiday xabsiyada puntland ee sida xaqdarrada ah loogu dilay.

4. Waxaan maamulka Puntland ku canbaaraynaynaa ugana digaynaa inay shacabka walaalaha ah ee ay ka dhaxayso, walaaltinimadu, darisnimada, ganacsiga, wadda dhalashada, muslinimada, ee walaalaha aysan ka dhex abuurin colaad sokeeye, waxaana ogaataan in maanta aad ka dhex abuurteen colaad aan waligayd dhamaanayn.

5. Waxaan Ugu baaqayaa walaalaha muslimiinta ah, ee u halgamaya inay dalkooda ku dhaqaan diinta islaamka, islamarkaana ka xoreynaya kuwa u shaqayna cadowga diinta, inay u gurmadaan sidii maamulka puntland ay ula wareegi lahaayeen.

6. Waxaan Masuuliyiinta dabo-dhilifka ah ee puntland ugu baaqaynaa inay xilka iska casilaan, oo ay ka horwareegaan umada nabada jecel ee reer puntland, madaama ay ku fashilmeen masuuliyadii loo igmaday, ayna iibsi ku bilaabeen shacabkooda.

7. Maamulka Puntland waxaa ugu baaqaynaa inay si degdeg ah u siidaayaan Nabadoon C/casis Maxamud Yusuf (Afgaduud), oo markii uu xaqa sheegay lagu xiray.

8. Waxaan ugu baaqaynaa shacabka Gobolka Ogaadeeniya ama Soomaaligalbeed, inay israacaan oo ay u guntadaan inay walaalahooda u jiray xoraynta dalka inay lagarab istaagaan Naftooda, maalkooda, dhiigooda, sababtoo ah maanta waa maalin u baahan in aan lakala harin, markii cadowgii batay.

9. Waxaan ugu baaqaynaa dhalinyarada reer bicidyahan inay u istaagaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen, Xabashida iyo raga la halmaala, ayna uga mid noqon lahaayeen, Raga u taagan xoraynta dalkooda.
Gabagabodii.

Waxaan umada soomaaliyeed la socodsiinaynaa in beelaha reerbicidyahan ay aad uga xunyihiin falkii foosha xumaa ee puntland ay ugu gacan galisay ethopia qaar ka tirsan dhalinyaradii laga qabtay dekada bosaso, qaarna lagu laayey xabsiyada puntland.

Wabilaahi Towfiiq.

Afhayeenka Beelaha Reer bicidyahan
Eng. Maxamed Axmed Abdalla
Maxamed_nabadoon@hotmail.com
Gaalkacyo-puntland-somaliya

Re: Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 2:32 pm
by gemini07
I was just going to post that :up:

Hanqadh ,it's Reer Bicidyahan .

Re: Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 2:36 pm
by hanqadh
:lol: Reer Bicidyahan haye pardon me :up:

Yeh good move.

Re: Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 2:38 pm
by gemini07
hanqadh wrote::lol: Reer Bicidyahan haye pardon me :up:

Yeh good move.
Thanks for correcting :lol: :up:


It's not just Reer Bicidyahan, though .Hadaa nahay Majerteen iyo Reer Puntland -we are all DEEPLY disgusted by this shit. :down:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 2:44 pm
by gemini07
http://www.gedonet.com/index.php?news=7826
^
Press release from the Reer Bicidyahan spokesperson in Europe .

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 4:41 pm
by Babygirl-
Geesiyada Bicidyahaan!! :clap: :rose: :clap:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 8:15 pm
by Murax
Gemini quoting Gedonet :shock:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Mon Nov 02, 2009 8:43 pm
by grandpakhalif
reer bicidyahan my favourite MJ :up:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Tue Nov 03, 2009 4:41 am
by gemini07
grandpakhalif wrote:reer bicidyahan my favourite MJ :up:

snoop :lost:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Tue Nov 03, 2009 6:41 am
by snoop12
gemini07 wrote:
grandpakhalif wrote:reer bicidyahan my favourite MJ :up:

snoop :lost:
:shock:

are you insane :|

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Tue Nov 03, 2009 11:54 am
by gemini07
Murax wrote:Gemini quoting Gedonet :shock:

I did ?! :shock:

Must be the Fuqin llkobariis slipping me Quule when i'm not looking ..Balaya dhacday

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Tue Nov 03, 2009 12:53 pm
by snoop12
he had that coming the fuqin ilko baris doqon :lol:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Wed Nov 04, 2009 5:45 am
by surrender
Biciidyahan, the warriors, the lions, and back bone of Puntland. Long live biciidyahans :som: :up: :clap: :clap: :clap:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Wed Nov 04, 2009 10:20 am
by abdisamad3
it was a joke ok.. :mrgreen:

Re: Reer Bicidyahan Condemn Faroole!!

Posted: Wed Nov 04, 2009 11:15 am
by gemini07
^ Bitch ,Get in the Private Section -NOW :arrow: