Dadka ku dhaqan degmada Dhoobley ee gobolak J/hoose ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen Libaaxyo badan oo la sheegay in ay weeraro ku hayaan xaafadaha degmadaasi oo ay ku suganyihiin dad barakacayaal ah.
Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabelle ee degmada Dhooblay Qorane Ibraahim Ismaaciil dadka ku dhaqan degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose ayaa baqdin xoog leh waxaa ay ka muujiyeen libaaxyo raxan raxan u socda kuwaasi oo la sheegay in ay baadi goob ugu jiraan ilmo yar yar oo ay dhaleen islamarkaana ay ka soo qaateen qaar ka mid ah dadka deegaanka,waxaana libaaxyadaasi ay xiliyada qaar gudaha u soo galaan xaafadaha degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose.
Maamulka iyo culumaa’udiinka Dhoobleey ayaa Masaajidada waaweyn ee Magaaladaasi waxaa ay dadka ugu baaqeen in ilmahooda loo celiyo liibaxyadaasi si looga hortago dhibaatooyinka ay u geystaan dadka Barakacayaasha ah ee Caruurta ku heysta Meelaha banaan ee degmadaasi.
Baqdinta laga qabo libaaxyadaasi ayaa waxaa ay sababtay in suuqyada Magaalada Dhooblay ay ku yaradaan haweenkii xiliyada habeenkii ah u soo doona jiray adeegyada.
Sheikh Muqtaar Sheekh C/laahi oo ka mid ah culimada degmada Dhoobley oo Shabelle la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in Shareecada Islaamka aanay raali ka aheeyn in la iibiyo Libaax islamarkaana lacagtiisa la cuno maadaama uu Ilaahay xaaraantimeeyay in hilbihiisa la cuno.
Marka laga soo tago libaaxyadaani haatan ku soo faafay gudaha Magaalada Dhoobley ayaa waxaa jira kuwa kale oo mararka qaar dadweynaha gaadiidka kala dega xiliyada dadkaasi oo u badan Brakacayaal ay u safrayaan gudaha Wadanka Kenya kana soo safrayaan.
Lions attack geeljires in Jubaland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Lions attack geeljires in Jubaland
Never infiltrate a lion's territory .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 630 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 734 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 13 Replies
- 2137 Views
-
Last post by Saar
-
- 10 Replies
- 2610 Views
-
Last post by galia
-
- 8 Replies
- 1504 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 520 Views
-
Last post by WasteMan
-
- 5 Replies
- 1026 Views
-
Last post by SelfD
-
- 41 Replies
- 41106 Views
-
Last post by udun
-
- 6 Replies
- 1241 Views
-
Last post by Basra-