Qaban qaabadan Caleemo saar Suldaan cusub oo ka socota Degmada Garadag.
Gar-adag (SanaagNews)-Wararka naga soo gaadhaya Demgada Gar-adag ee Gobolka Sanaag aya sheegaya inay ka Socota qabanqaabada Xaflad lagu caleemo sarayo Suldaan cusub.
Suldaan Cali Cumar faarax ayaa lafilayaa in maalinta khamista ah ee inagu soo haysa oo ku beega 5ta bisha in xaflada caleemo saarkiisu ka dhacdo Magalada Gar'adag o ka tirsan Gobolka Sanaag
Boqor Maxamed Nuux Laangadhe o ka mida madax dhaqmeedyada isu diyarinaya ka qaybgalka xafladaasi ayaa Sanaag news network u sheegay inay Suldaanka cusub si niyadleh ugu soo dhoweyn doonaan Madasha madax-dhaqmeedyada
isla markaana ay ka wada dhexayn doonto wada shaqayn fiican iyo xidhiidh wanaagsan.
dhanka kale waxaa degmada gar'adag kusii qulqulayaa Salaadiin, cuqaal ,waxgarad iyo dad kalle oo lagu martiqaaday munasibadaas
xafladas lagu caleemo saarayo suldaanka beesha sacadyonis ee suldaan cali cumar faarax yaa waxa iyaguna ka qaybgeliya dad farabadan oo lasheegayo inay isaga imanyaan Gobolada dalka.
Isku soo wada duuboo Saldanadaha, sii badanaya ayaa dadka qaar u arkaan inay la kowsadeen , nidaamka Axsaabta badan
ee Somaliland ka hirgalay halka dadka qaar kale u arkaan inay tahay lagama maarmaan madaama tirada dadka sii kordhayso isla markaana loo baahan yahay
weriye
siciid axmed tamreyse
sanaag74@hotmail.com
ceerigaabo
http://sanaag.org/details.asp?id=1187&dt=news
Qaban qaabadan Caleemo saar Suldaan cusub oo ka socota Degma
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Qaban qaabadan Caleemo saar Suldaan cusub oo ka socota Degma
Gar-Adag
tolow maxaa loogu bixiyey
tolow maxaa loogu bixiyey

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1653 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 5 Replies
- 564 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 96 Replies
- 822 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 0 Replies
- 468 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 33 Replies
- 1456 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 0 Replies
- 906 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 627 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 2 Replies
- 231 Views
-
Last post by DropkickMurphy