Page 1 of 3

Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 11:59 am
by CoolPoisons
Hot damn. all I see's topics like

rough in bed, chicks dig rough sexy men

which man gives me the best kacsi

fock and sandwich go together

mr tyrone, my next hubby

Waryaada, xishoodkiina ictraama. this might be internet but all the shiid U write will be recorded in Qiyamaha

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:02 pm
by Xamud.
Ninyahow coolpoisen marmarka qarkod waan kula yaaba wallahi? Dumarka meesha so galo xishoodkoda maxaa ninyahow kaga shan iyo toban ah? meeshu waa forum qof walba iqtiyaar bu leyahay wuxu donayo bu meesha ku so qoro kara.

Adba so taad fureysay topic ku saabsan xaskago iyo kacsi iyo wax walbo.

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:04 pm
by Addoow
This made me giggle,anigoo kaligey iska qoslaya ayaanba arkay.lol
Location: Dhillobad, Dhillostan
:mrgreen:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:04 pm
by Cumar-Labasuul
Xamud. wrote:Ninyahow coolpoisen marmarka qarkod waan kula yaaba wallahi? Dumarka meesha so galo xishoodkoda maxaa ninyahow kaga shan iyo toban ah? meeshu waa forum qof walba iqtiyaar bu leyahay wuxu donayo bu meesha ku so qoro kara.

Adba so taad fureysay topic ku saabsan xaskago iyo kacsi iyo wax walbo.
I think it was that he felt horny towards ugly girls :lol:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:05 pm
by Keyse_0208
Xamud. wrote:Dumarka meesha so galo xishoodkoda maxaa ninyahow kaga shan iyo toban ah?
wuxuu isu haystaa inuu Ugaaska somalinet yahay, laakin ma oga in ay dadka badankoodu u haystaan inuu oday asaasaqay yahay :lol:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:09 pm
by kambuli
Cool,

Thanks walaal :up:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:10 pm
by CoolPoisons
Xamud. wrote:Ninyahow coolpoisen marmarka qarkod waan kula yaaba wallahi? Dumarka meesha so galo xishoodkoda maxaa ninyahow kaga shan iyo toban ah? meeshu waa forum qof walba iqtiyaar bu leyahay wuxu donayo bu meesha ku so qoro kara.
Waryaa Lelkase boi, afarana aan laga hadlin ha so qaadin.

Diinta waxna ka ma ogtid. Nabiga (scw) ayaa YIRI if U see something wrong, AFKAADA KU SAXI. aniga qeybteyga fuliyey ma garatay

Dad Islam beynu nahay, sidaas darteed waan inaan is xushmeyno oo afkeena ilaalino

ma waxaas baa diideysa?

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:12 pm
by hanqadh
Horta adigu is toosi, intaadan dadka wacdin sxb :mrgreen: :up:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:16 pm
by Xamud.
Coolpoisen
Ninyahow ninka tiisa daryeelo ba tu kale ku daro :up: hadalkan ku iri ha ka xanaqin meeshu waa forum, topicka rayi in la dhibto baad u furtay somaha? anigu rayigeygo baan dhibtay kuman caayin kuman aflaagaden.

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:19 pm
by CoolPoisons
Xamud. wrote:Coolpoisen
Ninyahow ninka tiisa daryeelo ba tu kale ku daro :up: hadalkan ku iri ha ka xanaqin meeshu waa forum, topicka rayi in la dhibto baad u furtay somaha? anigu rayigeygo baan dhibtay kuman caayin kuman aflaagaden.
rayigaaga inu qaldan yahay qir. ma garatay.

ADIGA WAXAAD DIIDEYSA IN MUNKARKA LA DHALIILO.

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:19 pm
by HELWAA
Xamud. wrote:Ninyahow coolpoisen marmarka qarkod waan kula yaaba wallahi? Dumarka meesha so galo xishoodkoda maxaa ninyahow kaga shan iyo toban ah? meeshu waa forum qof walba iqtiyaar bu leyahay wuxu donayo bu meesha ku so qoro kara.

Adba so taad fureysay topic ku saabsan xaskago iyo kacsi iyo wax walbo.
indeed :up: :up:


cool

leave it to Allah....

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:19 pm
by CoolPoisons
kambuli wrote:Cool,

Thanks walaal :up:
:up: :up: kambuli ayaa ujeedada garatay

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:21 pm
by surrender
walee adaan dhaamin. :down:
:som:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:25 pm
by MrPrestige
Addoow wrote:This made me giggle,anigoo kaligey iska qoslaya ayaanba arkay.lol
Location: Dhillobad, Dhillostan
:mrgreen:


:lol: :lol: :lol:

Re: Dumarka xishoodkooda maxa ku dhacay

Posted: Wed Nov 04, 2009 12:43 pm
by ms.naliaa
hanqadh wrote:Horta adigu is toosi, intaadan dadka wacdin sxb :mrgreen: :up:
ma aragtey!