Page 1 of 3

Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 2:49 pm
by Moguul21
Minneapolis, Mn
Waxaa baryahan qurbaha ku soo badanaya ragga badan oo aad loo sixro ilaahey baan ka magal galneye, waxaa aad magaalada minneapolis la isla dhexqaadayaa in ay dumarka single moodars loo yaqaan ay badiyeen isticmaalka sixirka ama voodoo (black magic) loo yaqaan iyagoo u taga rag ku taqasusay falkaan kadibna ay sixraan ninka ay ka helaan, waxaa dhacda ninkii marka la sirxo in uu noqdo mid raali ah una adeega haweeneydii sixratay isaga oo ciyaalka daybarka ka badala, guriga hagaajiya, hadana isaga oo inan yar ha guursada haweeney 35+ ah oo lix ciyaal ah jiideysa, falkan cadeyn badan lagama hayo laakiin waxaa la sheegay in uu somali communitiga ku soo batay especially qurbo joogta dageb magaalooyinka mataanaha ah st paul/minneapolis iyo columbus ohio, diinta islaamka ma ogola sixirka waana shey xaaran ah laakiing waxaad u moodaa in ay dadka wax sixra ama dumarka wax sirxa aysan kala jecleyn dhibka loo geysto qofka la sixro.

Asbaabaha lagu garto sixirka

Ninkii oo noqda caajislow
Ninkii oo raali u noqda haweenay aan u qalmin
Ninkii oo noqdo mid aan reerkiisa ku xirneyn
Ninkii oo dhibsada hooyadiis hadalkeeda
Ninkii oo joojiyaa waxyaalahuu xiiseyn jiray sida ciyaarista sportiga
Iyo waxyaalo la mid ah

Warkan waxaan ka helnay saxaafada Xafiiska xanta magaalada minneapolis.

Waxaa soo daadihiyey mudane Moguul21

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:08 pm
by Moguul21
Breaking news

Wararka naga soo gaaraya magaalada minneapolis ayaa sheegaya in la arkay nin pay check giisii dabada ka saxiiyey isagoo siiyey haweeney single mother ah oo uu date gareen jiray. damn this shit is scary :cry:

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:11 pm
by yasmin

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:13 pm
by Ureysoo
War Nimanki Dumar Ba Ka Adgaaday Oo Baaday, Oo Canshuur Ka Qaaday. Markas Dabaalnimadod Beey Ku Qarinayan -- "Allaah Weey Ina Sixireeyn"..

Raggnimo Xaal Qaado....

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:15 pm
by Moguul21
Yasmin,
waxaad ogeyn ama la socon inta nin oo dhalin yaro ah oo sidii uul loo taagay calyada ka dareeyeyso.

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:18 pm
by AbdiWahab252
Garoob :up: Half Garoob :up:

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:19 pm
by Moguul21
Ureysoo wrote:War Nimanki Dumar Ba Ka Adgaaday Oo Baaday, Oo Canshuur Ka Qaaday. Markas Dabaalnimadod Beey Ku Qarinayan -- "Allaah Weey Ina Sixireeyn"..

Raggnimo Xaal Qaado....
Ureyso,

Habar 7 ciyaal ah wadata oo nin 25 jir ah uu iska agfadhiya waligaa ma aragtay? what does that mean? is he is in love?

Dumarkii wey soo shaqo tageen ragow naag waligiin hooyadiin magaceeda ha u sheegina.

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:21 pm
by yasmin
Waryaa illahaa idin abuuray kaa baqaa ciidna mey sixiirn nimaankan ee waa sideey urerysso sheegtey :lol:

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:23 pm
by Keyse_0208
Moguul21 wrote:marka la sirxo in uu noqdo mid raali ah una adeega haweeneydii sixratay isaga oo ciyaalka daybarka ka badala
:lol: :lol:

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:25 pm
by Jamac_Yare
Image

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:25 pm
by AbdiWahab252
Moguul,

Ma ceeb ba inu Islaan tajiir (7 caruur min $450/biishi wa $3,150 iyo ila $1,400 oo lacagta f. stampska, kiiro lacag la'an ($800), isku dhub, waxay heesha $5,350) ?

Walle iyada ba ka lacag badan :up:

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:27 pm
by Moguul21
Keyse_0208 wrote:
Moguul21 wrote:marka la sirxo in uu noqdo mid raali ah una adeega haweeneydii sixratay isaga oo ciyaalka daybarka ka badala
:lol: :lol:
Keyse,

This shit is not funny at all saaxiib anigu waxaan soo gudbiyey sheekooyinka magaaladeyda la isla dhex qaadeyey. I cant back up 100% city rumors but somethings seems to be true about these stories.

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 3:27 pm
by kambuli
Bisinka iyo yaasiinka :!: Muxuu ahaa taangigu..Wallaahay waan qaboobey....Weliba waxaasay soo bandhigeysaa :evil:

Moguul,

You seem to be very scared :lol: :lol: :lol:

Let me tell you this:

1.Horta a 35yrs old is not habar waayeel ah.. This is the age of a girl who finished medical school(27) + 3 yrs residency + 5 yrs work experience...I am sure the guy who is 35yrs old sees himself as young..

2. You shouldn't be scared if you are on the right track...Only those who are losers will be confined under the skirt of welfare collecting single mothers..because he is Caajis mashaqayste so he wants someone to take care of him... :up:

3. It is just like the old guy who married the 15 year old from Guriceel???Remember...Because she married him for money..Boys are like that... :clap: It is simply the other way round..

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 4:06 pm
by Moguul21
Kambuli,

iant scared at all but I think its totally unfair process cause if single mother lives have been destroyed by their ex husbands it's not innocent guys fault, therefore they should not use sixir to f up innocent guys life.

Re: Dumarka (single mothers) oo badiyey isticmaalka sixirka

Posted: Wed Nov 04, 2009 4:11 pm
by ms.naliaa
I wish that was in english.