Page 1 of 1

Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 9:52 am
by CoolPoisons
Siyaasiyiinta Beesha Dir ee Ku nool Asia,America, Yurub, oo Markii ugu horeysay Sameestay hogaan ay ku mideysanyihiin

http://www.somaliweyn.org/pages/news/Nov_09/5Nov25.html

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 9:53 am
by CoolPoisons
Hambalyo Beesha Dir

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 10:02 am
by sheldibow
CoolPoisons wrote:Hambalyo Beesha Dir

This is something that we all be waiting to happen ... dir is oldest and most powerful nation in horn of africa .. we are the rules of Republic of Djibouti, and citizens of Ethiopia, Somalia, Somaliland, Puntland and Kenya.
That is great viva dir , viva Bimal .. :clap: :clap: :clap: :sland: :dj: :som:

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 11:03 am
by SahanGalbeed
Waryee coolpoison , hal digniin , hadda waa MID qudha baan ku siinaya .
Haddad inaga hadhi waydo ood ina amaan siin waydo , ta kaa racda abaaha ba inaga raali marin doona halkan .

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 11:11 am
by CoolPoisons
Waryaa dee examka waad ku dhacday. Xoola yar test baan raaciyey waana ku fashilmtay

Ur back to Ur old self

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 11:23 am
by SahanGalbeed
Waxa weeye coolpoison , if you provoke someone chances are you will get a reaction .
That's not good !

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 11:43 am
by abdikarim86
SahanGalbeed wrote:Waryee coolpoison , hal digniin , hadda waa MID qudha baan ku siinaya .
Haddad inaga hadhi waydo ood ina amaan siin waydo , ta kaa racda abaaha ba inaga raali marin doona halkan .
:up: :lol:

Re: Gadabursi, Isse Madobe, Bimal, IIdor make new Hogaan

Posted: Thu Nov 05, 2009 4:26 pm
by lali99
r u sure that all those clans are part of dir??? go back to ur list n see where u had made a mistake :lol: