Sayid Maxamed oo Waxyar ka sheegaya Dhaqanka Majeerteen

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Sayid Maxamed oo Waxyar ka sheegaya Dhaqanka Majeerteen

Post by Faarax-Caytame »

Gabaygan Wuxuu Sayid Maxamed utiriyay Majeerteen oo inyar inooga tusaaleynayo Dhaqankooda, Kuna Tilmaamayo Inay Dhaqan doorsan yihiin, Rag gartami karana ayna aheyn.
Wuxuu Yidhi Sayidku:

Cid Haddaad u baantoo na tidhi cara e ya sheega
Candho weeye oo waa naqaan caynka ay tahaye
Adse haddaad ciniin tihiin maxaa canuggu kaa dheefi
Onkod iyo hillaac laga cabsadiyo karar cabaadaaya
Iyagaa calaamiyo lahaa ciiro iyo qiiqe

Waa Maarrahaan kugu cuskaday diritii cawbaare
Curkii Tolkaa maalintaan cadho uleeynaayay
Dhiiggii carrada qooyey waa cadar di'iisiiye
Maxaad saa utidhi rays cagtiyo cidhib ma aan saarin


Caynkaa Waxaad mooddey waa calafkii beereede
Abidkood riya caata ah ayay guni cisaysaaye
War ceesaan ma way tahay maxaa calaga kaa saaray?

Majeerteen dhiliyo ceebi waa camaladiisiiye
Cambuulaha dhirtaa bay yidhaan waa cariish aqale
Waa cimil shimbiri qoolatee curis miyuu mooday?
User avatar
Qashin
Posts: 129
Joined: Fri Feb 09, 2007 8:31 pm
Location: Dhagaxbuur.

Re: Sayid Maxamed oo Waxyar ka sheegaya Dhaqanka Majeerteen

Post by Qashin »

Camanje yogolna muxuu ka yidhi MJ


Namiimnimo Majeerteen miyaan wali ka niibkeenin

Ma nifaaqii oo buuxiyuu xalayto nooleeyey

Naxliga iyo nuxuustii miyaa naari soo kiciyey

Nasri miyuu ka sugi Eebahay saw ma nici doono

Iyagiyo Namruud saw Janadu kama nijaasoobin

Nayroobi iyo Xamar horraad nag uga siiseene

Dhulbahantaa naflaha kuugu xigga nabadse kaa waaye

Warsangalina nabarkaad barteen nadigu iimeeye

Adduunkii nagaa idinka iyo naagahaa rogaye

Nasabkiinu meel buu ahaa nuridu waa iine

Nacallaa Majeerteen ku yaal nolol ma haystaane
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”