Bosaso: Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.
8. november 2009
Bosaso(AllPUntland)- Qarax xoog leh ayaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobalka Bari, sida ay sheegayaan Tafaasiilaad dheeri ah oo laga helayo laamaha amaanka ee magaalada BOosaaso.
Qaraxan ayaan la garan karin cid lala beegsaday, Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in ay goobta ka ag dhawaayeen ciidamo ka tirsan dawladda Puntland ee Soomaaliya, agagaarka dekeda weyn ee magaalada Boosaaso, halkaas oo ah meel mashquul badan marka loo fiiriyo howlaha baaxada weyn ee ka socda.
Goob-joogayaal ayaa usheegay APL in ay arkayeen dhaawac laga saaray goobta qaraxan ka dhacay, balse Ilaha caafimaadka ayaa ka gaabsaday in ay sheegeen dhaawaca qaraxan uu sababay, inkastoo aan cidna soo hadal qaadin dhimasho in ay halkaasi ka dhacday.
Saraakiisha dawladda Puntland ee gobalka Bari ayaa usheegtay APL in ay og yihiin oo kaliya khasaare dhacay, balse aysan xaqiijin karin tirada dadka dhaawacmay, waxa ayna guud ahaan beeniyeen in ay jiraan askar ka tirsan ciidamada dawladda Puntland oo ku waxyeeloobay qaraxaasi.
Puntland beeninteeda ku aadan in ay Askar ka tirsan waxba ku noqon, qaraxaasi waxaa diidaya dad goob-joogayaal ahaa markii uu dhacayay qaraxan, waxa ayna sheegeen in ay ciidamada amaanku rasaas fureen, isla markaasna uu khasaare soo gaaray ciidamada markii qaraxu dhacay.
Faahfaahin kala soco www.AllPuntland.
F. C. Maxamed
AllPuntland
Another Big Explosion in Bosaso - Puntland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 306 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 369 Views
-
Last post by galia
-
- 9 Replies
- 1317 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 46 Replies
- 4432 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 502 Views
-
Last post by bob_barker21
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by Afri_Somali
-
- 5 Replies
- 2140 Views
-
Last post by Coeus
-
- 39 Replies
- 2073 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 5 Replies
- 829 Views
-
Last post by mahoka