Abudwaq militiary show power

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

Image

Image

Image

Image

Image

Ciidamadada culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee degmada Caabudwaaq ayaa dhuulo tus ciidan maanta ku soo bandhigay Xaafadaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.



Iyadoo maalintii shalay uu u soo gaba gaboobay tababar mudo socday askar ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca gaar ahaan kuwa degmada Caabudwaaq oo ay ku qaadanayeen xerada Balli Soomaali ee Bariga Magaaladaasi ayaa maanta ciidamadaasi waxaa xarunta Maamulka ee degmada Caabudwaaq loogu qeybiyay darees u gooniya oo ay kaga duwanyihiin dadka shacabka ah.



Ciidamada oo gaadiid badan watay ayaa waxaa lagu soo daadiyay Magaalada Waxaana ay sameeyeen howlgalo u muuqday in ay ahaayeen dhoolo tus iyagoo watay gaadiid dagaal oo ay ka soo qaateen halka ay tababarka ku soo qaateen.



Ciidamada ayaa sidoo kale socod iyo howlgalo waxaa ay ka sameeyeen gudaha Magaalada,Xaafadaha iyo wadooyinka soo gala iyagoo muujinayay in xiligaan wixii ka dambeeyay ay leeyihiin darees gooni ah islamarkaana dadku ay ku aqoonsadaan.



Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ahna ku simaha gudoomiyaha Ahlu Sunna Sheekh Burhaan C/laahi Jaamac oo goobta ka hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in dareeska Ciidamadaan loo sameeyay ay ula jeedaan sidii dadku ay u kala aqoonsan lahaayeen ciidamada Maamulka Ahlu Sunna ee degmada Caabudwaaq,isagoo intaasi ku daray in ciidamadaani ay ka shaqeynayaan amaanka guud ee degmada Caabudwaaq.



Ciidamada maamulka Nabad galyada ayaa intii la sameeyay waxa ay deegaankaasi ka qabteen howlo muhiim ah,waxa ay isku fureen Shacbigii mudo kala xirnaa,waxa ay sidoo kale ay baneeyeen Wadooyin xirnaa tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe kuwaasoo si toos ah haatan ay u adeegsadaan shacbka iyo ganacsatada islamarkaana ay ku xaroodaan gaadiidka.


Waxaa sidoo kale ka warbixiyay waxyaabaha ay qabteen mudada ay jireen Ciidamada Maamulka nabad gelyada ee Ahlu Sunna Waljamaaca degmada Cabudqaaq taliyaha Ciidamada amniga Sheekh Cali Dheere,isagoo sheegay in haatan wixii ka danbeeya in Ciidamadu ay ka shaqayn doonaan danta dad waynaha iyo deegaanka.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Abudwaq militiary show power

Post by ina aadan »

Ahlu SADE wal Facayo miyaa :P
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

ina aadan wrote:Ahlu SADE wal Facayo miyaa :P
:lol: :lol: :lol:

waa runta

ina aaden waan ku salaamay
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Abudwaq militiary show power

Post by Somaliweyn »

25 men more than the 25-men-army of Canoole faction :up:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Abudwaq militiary show power

Post by ina aadan »

Coolp
waan kaa qaaday inaar
bal waran ciidamadany waa kuwii wadanka qabanlahaa miyaa
User avatar
moshakis_nl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 280
Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by moshakis_nl »

Somaliweyn wrote:25 men more than the 25-men-army of Canoole faction :up:

loooooooooooooooooooooool that is true
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

Somaliweyn wrote:25 men more than the 25-men-army of Canoole faction :up:
^^ that's a 500 oo ka mid ah 1 guuto U dumb Hutu. the rest are still training

Mise waxaad is mooday this is Jowhar where the Shiskabab are divorcing Abgal women so they can marry themselves
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

ina aadan wrote:Coolp
waan kaa qaaday inaar
bal waran ciidamadany waa kuwii wadanka qabanlahaa miyaa
haa, waa ciidankii Kacaankii labaad. Hutuga la xoreynaya
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abudwaq militiary show power

Post by galia »

Abuudwaaq is only safe from al-shabaab thanks to us and the mastermind behind al-sunnah wajamah
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

^^ bantu boi, this ciidan will liberate Ur oppressed people


Image

Image
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Abudwaq militiary show power

Post by ToughGong »

wow all 25 of them CP
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abudwaq militiary show power

Post by galia »

Waryaa jareer shiit from gedo region, why are you concerning yourself with reer Mududg issues. Those ciidaan work for us as part of the greater al-sunnah wajamah defence lines against al-shabaab rats

I suggest you go back to gedo issues and start supporting al-shabaab rats just like the rest of ur boon people in gedo
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Abudwaq militiary show power

Post by sheekh-Farax-zero »

only three thekniko's and 25 skiny old sufi's :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

seemeyer wrote:wow all 25 of them CP
seemeyer ma mucaarad ayaa igu noqotay. U dont show all ciidan in 1 picture ninyaho. ma wiil yar baa tahay? Sirta ciidanka waa la qariya.

Ciidanka tababarka u dhamaaday waa 800

Ciidamadan ayaa tiradoodu kor dhaafey 800 oo askari kuwaasi oo tababaro dhawaan ugu soo dhamadeen magaalada Caabudwaaq.

http://www.gedonet.com/index.php?news=7902
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq militiary show power

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:only three thekniko's and 25 skiny old sufi's :lol: :lol:
^^ Shabab lover, ma cuqdad baa ku haysa? ciidankan waa ciidanka nabadgelyada Abudwaq and they will work with booliska to keep the Hutus in check. hada waxa u socda tababar ciidanka nabadgelyada Balanbale iyo Dhabad

West Galgadud will be cut from East Galgadud.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”