Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Ahmed-Gurey »

Image
Axmed Maxamed Doonyaale speaking to PL journalists.

Horseed Media

Bosaaso,Soomaaliya.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Axmed Maxamed Doonyaale ayaa waxaa u sheegay in Dowlada Puntland ay soo dhowaynayso go’aanki dhowaan ay Dowlada Sacuudiga ay ku fasaxday Xoolaha Soomaalida.

Waxaa u intaasi ku daray Wasiirku in ganacsatada Soomaliyeed iyo kuwa Reer Puntland ee doonaaya in ay wax dhoofsadaan in ay u furantahay Dekada weyn ee magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlada Puntland.

”Cidi doonaysa in ay dhoofsato Geel,lo’a,Ari iyo waxyaabaha la midka ah waanu soo dhowaynaynaa” ayuu yiri Wasiirku.

Mar Wasiirku uu ka jawaabayay Su’aal ahayd halka la geeyo xoolaha laga helo cudurka Burseelka ayaa waxa u sheegay in xoolahaasi dalka dib loogu soo celiyo,isla markaasina laga daaweeyo.

Maxamed Faarax Maxamuud oo ah Maamulaha Maxjarka Puntland ee xaruntiisu ay tahay magaalada Bosaaso ayaa waxaa uu sheegay in ay ka go’aantahay maamulkooda in ay ganacsatada kala shaqeeyaan Caafimaadka Xoolaha ay dhoofsanayaan iyo ka caawinta shuruudii xoolaha ay ku xirtay Boqortooyada Sacuudiga ee ku aadanayd caafimaadka xoolaha Soomalida ee loo iibgaynaayo wadankaasi.

“Ganacsatada waxaan ku soo dhowaynaynaa gacmo furan,kana fa’ideysta fursadaasi qaaliga maadaama xoolaheenu ay xayirnaayeen mudo dhowr iyo toban sano ah”,ayuu yiri maamulaha maxjarka gobolada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud.

Maxamed ayaa waxaa uu intaasi ku daray in Dowladaha khaliijku ay umada Soomaaliyeed u ogolaadeen in xoolahooda ay u dhoofsan karaan,hasa yeeshe aysan ka daalayn in xoolahooda ay u raadiyaan Suuqyo kale.

Hadaladaan ayaa Wasiirka Xannaanada xoolaha Puntland iyo maamulka Maxjarku ay ka sheegeen xilli maanta ay Shir Saxaafadeed ay ku qabteen gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

D.r Abshir Siciid Aw-Yuusuf oo ka mid ah Dhaqaatirta maxjarka oo inta Shirka Jira’id soconaayay goobtaasi ka hadlay ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in Xoolaha umada Soomaaliyeed ay u diyaariyeed daawooyin,Xanaanayn iyo agab kale oo lagula socon karo habsami u socodkooda xaaladeed.

Maxjarka weyn ee Dowlada Puntland oo qaar ka mid ah Saxafiyiinta ay indha indhayn ay ku sameeyeen markii shirkaasi Jira’id uu soo dhamaaday ayaa waxaa ka muuqanayay xoolo badan o isugu jira Geel,lo’a iyo Ari kuwaasi oo ay baaritaano ku samaynaayeen Dhaqaatir Caafimaad ah.

Si kastaba ha ahaatee arimahan ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xilli maalinimadi khamiista ay Dowlada wadanka Sacuudigu ay fasaxeen Xoolaha Soomaalida [/QB][/QUOTE]
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Ahmed-Gurey »

Image

Image

Image
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Unclebin- »

let me guess your related to the minister?
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Ahmed-Gurey »

Unclebin, no close relations whatsoever but don't you think the lift is a major development for the 8 regions of Puntland. Our main source of income is livestock, followed by fishery and frankincense, remittance and small-scale farming schemes.

The lift will definately generate more income for the pastoralists and livestock traders. The state will then have a windfall tax and customs revenue. Plus it will have an indirect positive impact on the campaign to stop cutting of trees and the desertification scourge.
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Ahmed-Gurey »

"Somalia: Livestock-based economy receives major boost November 07, 2009

Somalia’s livestock-based economy has received a major boost as its major market, Saudi Arabia lifts its 11 year ban on imported livestock from Somalia. The lift comes after many Somali farmers suffered from the severe east African droughts that dried the soil and dehydrated livestock to death. Last month, a U.S. based NGO embarked on a project that saw some 2000 families in the autonomous region of Puntland, northeastern Somalia, from livestock supplies. The livestock still hasn’t recovered from the 2005 drought. And already we have to confront a new drought. The drought cycle is getting shorter and shorter - every three or four years instead of every 10," a district veterinary official was quoted by local reporters.

Saudi Arabia banned the import of sheep, goats and cattle from Somalia to prevent the spread of Rift Valley fever, but after 11 years, the ban has been lifted. "
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by gemini07 »

:som:
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Ahmed-Gurey »

:rose: Gemini :rose:

:som: :som:
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Re: Livestock &developt Min. Donyale welcomes Saudi Arabia 's de

Post by Highland »

Viva Doonyaale. The man in charge of the most powerful post.

Petulant Faroole now wants this post for his son. :lol: but can this knave do it.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”