All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

Written by Qarannews
Nov 08, 2009 at 08:38 AM


Image

London,(Qarannews)-Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ah Salaadiinta beelaha Habaryoonis ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay gurigiga uu ka deganyahay magaalada London, shirkaasi oo uu suldaanku kaga hadlay qodobo dhowr ah wax uu dhamaan beelaha Habaryoonis ee dega dhamaan gobolada Somaliland iyo kuwa degan dalalka dibada iyo deriskaba ugu dhawaaqay in ay isugu yimaadaan shir ama kulan balaadhan oo dhici doona, 20'ka bisha 1'aad ee 2010'ka, shirkaasi ama kulankaasi oo uu suldaanku sheegay in uu ka dhici doono xarunta gobolka Togdheer ee magaalada Burco

Suldaanka oo ay saxaafadu waydiisay waxa xiligan ay beeshu ka wada hadli doonto ee uu kulankaasi ugu iclaamiyay? Ayaa waxa uu suldaanku sheegay in beeshu ka wada hadli doonto arimo dhowr ah taasi oo ay ugu horayso ama ay kow ka tahay sidii shirkaasi oo loogu soo dhaweynaayo beesha KUUL CARRE oo in muddo ah ay kala maqnaayeen beesha Habaryoonis inteeda kale. iyo sidoo kale dib u habaynta dekedda magaalada Maydh ,iyo wadada Tabaca ee isku xidha magaalooyinka Ceerigaabo iyo Maydh iyo sidoo kale Dhismaha iyo hagaajinta wadada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco iyo sidoo kale waddada isku xidha magaalada Oodweyne iyo magaala madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Suldaanku waxa kale oo uu fariin u diray dhamaan beelaha dega Somaliland iyo beelaha kale ee ay oodwadaagta leeyihiin beesha Kuul Care in ay shirkaasi ka soo qayb galaan ka dhici doona magaalada Burco, oo lagu marti qaadi doono isla markaasina ay beelaha Habaryoonis soo dhawayn doonaan cidii shirkaasi ka soo qayb gasha.

Suldaan Xiiray waxa uu ka dhawaajiyay in aanu shirkani ahayn mid siyaasadeed ee uu yahay mid dhaqan isla markaasna uu u furanyahay oo lagu casuumaayo xukumada Somaliland iyo xisbiyada qaranka ee Somaliland, Golayaasha, qarankaculimo awdiinka, abwaanada, dhalinyarada saxaafda iyo cid alaale iyo cidii uu khuseeyo.

Suldaanku waxa uu sheegay in qaban qaabada kulankaasi oo in mudo ah socotay ay hada tahay mid si fiican loogu diyaar garoobay oo la qaban doono taariikhdaasi kor ku xusan.


http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=12016
Last edited by MrPrestige on Sun Nov 08, 2009 11:48 am, edited 1 time in total.
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Digdahab »

whats the meeting about?

walle Garhajis is the most useless clan , wasn't long ago Danwadaag a branch section of Maxamud Daud had a meeting
like they were some sort a superpower :lol:

how come ciidagale and habar yoonis doesnt meet up together, and make rest of sl piss in their pants.

oh no the Kuul Carre are on their way :lol: :lol: :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

waryaa dont mess the topic with your useless rants , this meeting is to welcome Beesha Kuul Carre who have been away from the rest of HY for a longtime due to their location , cidagale iyo cidi kale ba are also welcome.



dhaqan isla markaasna uu u furanyahay oo lagu casuumaayo xukumada Somaliland iyo xisbiyada qaranka ee Somaliland, Golayaasha, qarankaculimo awdiinka, abwaanada, dhalinyarada saxaafda iyo cid alaale iyo cidii uu khuseeyo.
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Digdahab »

where is Kuul Carre located?
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by salafi_student »

Get a life..

That is why I'm not in-favour of old tribal folks, they make meal out of disuniting people and making people hate each other in tribal lines.... in this What is there point of calling only one section of the society?


That is what I don't get..
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

^^^ get the fuck out you are officially a joke , what disunity you are talking about its actually more unity idiot. :lol: :lol: :lol: :arrow:
User avatar
Abdi-Samatar
Posts: 163
Joined: Tue Apr 07, 2009 4:32 pm
Location: Soul Chamber.

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Abdi-Samatar »

Dighadab , Reer Kuul Carre are former Reer Koonfur inhabitants part of the wider non Sland Hy clans such as Damal Muse who imigrated to sland recently.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by salafi_student »

Duceysane don't get mad at me son..

As you know Burco is a multi-tribal city. I say - Call everybody there for the meeting or don't bother before you start causing havoc between the locals.. If you are that bad then, I guess no one is stopping you to have it in that dusty village of oodweyne.... I'm sure villages there will be glad to see you. And Reer Burco will be happy to see at the back of you.


Ok Cool.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

Kaashmiri boy Oodweyne is a town not a village , atleast its not Occupied like your kashmiri villages :lol: :arrow: .


your logic is messed up , the Sultan Maxamd Xiiray already said this if you can read somali, its not siyaasadeed meeting but rather a meeting for all beesha to come together, and anybody who is willing to contribute to the meeting is welcomed or discussing anything concerning beesha , marka take your cantarbaqash iyo nacnac out of here.





"Suldaan Xiiray waxa uu ka dhawaajiyay in aanu shirkani ahayn mid siyaasadeed ee uu yahay mid dhaqan isla markaasna uu u furanyahay oo lagu casuumaayo xukumada Somaliland iyo xisbiyada qaranka ee Somaliland, Golayaasha, qarankaculimo awdiinka, abwaanada, dhalinyarada saxaafda iyo cid alaale iyo cidii uu khuseeyo.

Suldaanku waxa uu sheegay in qaban qaabada kulankaasi oo in mudo ah socotay ay hada tahay mid si fiican loogu diyaar garoobay oo la qaban doono taariikhdaasi kor ku xusan."





and for the record - Burco belongs to HY and HJ primarily , and we will host our meetings there as long as we want its beyond stupid why would a qurijile care about burco you have no f-king xafaad or deegaan in the whole burco region let alone burco city , orod kuu laabo your kashmiiri village las anod that way. :arrow:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Cumar-Labasuul »

Warya ducaysane stop flooding the this section with useless topics, you've posted dozens of threads with many of them having 0 replies so take the hint.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

war Edeb yeelo nobody is forcing you to read topics i post or even comment at them , i find them interesting and not useless.


about which topics are you refering to , name them bal and explain why you think they are useless haadaad nin raag tahay?
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Cumar-Labasuul »

Every topic with less than two replies, are you the new cusmano or something :lol:
Boodh iyo Torre
Posts: 179
Joined: Wed Sep 09, 2009 9:04 am
Location: Ex-Burao

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Boodh iyo Torre »

salafi_student wrote: As you know Burco is a multi-tribal city.
Ilayn, Burao waxa ku ogaa Galbeed iyo Barre, oo kula ah Beesha Galbeedka Burao oo ah Habar Yoonis iyo Beesha Bariga Burao oo ah Habar Jeclo,

there is no other clan, and the current Mayor/ Duqa Magaalda Muj. Maxamed Hasaan Dhagalaab oo ah Beesha Habar Yoonis ee Burao,

So what is this multi-clan city? a Midgan who cuts the hair, a Dhulbante wife to a HY or HJ, what exactly?
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by salafi_student »

If you guys would listen - I can educate you!

Duceysane Ina adeer, tell that to he who hasn't seen Oodweyne, All I know of is the dusty village of Oodweyne, which is under the firm control of the Ethiopian policy...That is another topic in it self...less move-on

I have nothing against Oodweyne villagers and camel-boys there. Actually my uncle was once a village boy in oodweyne, ...and I just hope that clears out the air a bit.

So my point was...we know how segregated Burco is..Where the inhabitance do not cross to each others tribal boundaries - then why on earth, they want to bring these sick pensioners to chit-chat Qabyaalad in these modern times, "Is Crazy" - also in a place where anything is possible to kick-off.

Plus you keep on mentioning you occupy your own people in Lascano.. I'm sure if that is true - then it must be a fragile-one...so be it (that is another topic too)... ..

I also see you guys having trouble with this Multi-tribal term.. In fact where there is more than one tribe is multi-tribal.




Ok cool.
Last edited by salafi_student on Mon Nov 09, 2009 4:26 am, edited 1 time in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by Keyse_0208 »

i think there is a HY meeting in my area this coming saturday, ducaysane, why dont u come down :lol: i'll try and get the details for you blud. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”