Page 1 of 3
Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 2:11 pm
by Ducaysane_87
(Berberanews)-November, 09, 2009-(Gar-adag)-Munaasibad ballaadhan oo lagu calleemo-saaray inuu noqdo Suldaanka Beesha Sacad-yoonis Suldaan Cali Cumar Saalax, ayaa khamiistii todobaadkii hore lagu qabtay geedka loogu magac daray magaalada Gar-adag, islamarkaana ay ka soo qaybgalleen sallaadiin tiro badan, madaxdhaqameed, boqoro, xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, Badhasaabka Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre, Maayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji-Nuur iyo madaxda Degmada Gar-adag iyo boqollaal dadweyne ah oo qaarkood ka soo baqooleen gobollada dalka, si ay uga qaybgalaan calleemo-saarka suldaanka.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir oo isagu ugu hotayn ka hadalay munaasibadaas, ayaa ayaa halkaa ka jeediyey weedho isugu jira duco, dardaaran iyo duu-xul uu u soo jeediyey suldaanka cusub, isagoo si weyn ugu hambalyeeyey calleemmo-saraka Suldaan Cali Cumar Saalax
Suldaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Aw Good oo ka mid ah sallaadiinta Gobolka Oodweyne, ayaa u soo jeediyey dhammaan sallaadinta dalku inay kaalin mud leh ka qaataan horumarinta bulshada, kana feejignaadaan muquurashada xayndaabka siyaasadeed ee dalka oo ay ku eekaadaan hawlaha nabadeynta.
Gudoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre, duqa degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, Maayarka degmada Gar-adag, Wasiir ku xigeenka Caddaalada Yuusuf Ciise Tallaabo iyo sallaadiin madashaa iyaguna ka hadlay, ayaa dhammaantood ugu duceeyey suldaanka cusub inuu Ilaahay xilka u fududeeyo, isagana kula dardaarmay inuu ku shaqeeyo dhexdhexaadnimmo iyo mideynta beelaha soo doortay.
waxaa ugu danbayn halakaa ka hadlay Suldaanka la calleemo-saaray Suldaan Cali Cumar Saalax oo umahadnaqay dadka ku dhaqan degmada gar adag, madaxdhaqameedyada, xukuumada iyo dhamaan dadweynaha ka kala yimi gobolada dalka, isagoo halkaa ka sheegay inuu xilkan loo doortay ku wadi doono si cadaalad iyo dhexdhexaadnimo ku jirto.
gebogebadii calleemo-saarka waxa suldaanka oo ay gelbinayaan boqollaal gaadiid ahi lagu soo wareejiyey wadooyinka magaalada Gar-adag.
Cabdinaasir khaalid Siciid
Berberanews reporter
Ceerigaabo
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 2:12 pm
by The_Patriot
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 2:37 pm
by MrPrestige
^^^ it must be the effect of the red sand of Garadag.

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 2:59 pm
by koohi
don't forget men are from mars

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 3:00 pm
by Dhaga Bacayl
I don't trust Suldaano or boqoro any more. In certain cases there are two or three bothers holding that post at the same time. Only in Somaliland!
Ducaysane,
I hope this dude is legitimate!
Maalintaad aragtaba mid baa la caleema sarayaa ama caano lagu qubayaa...

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 3:03 pm
by MrPrestige
Dhaga Bacayl ,

i know this guy his from UK - his a tough & well educated man and a reliable suldan.
this is the real Suldan of SY.
the other 1 was self Proclaimed.
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 4:11 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane209 wrote:Dhaga Bacayl ,

i know this guy his from UK - his a tough & well educated man and a reliable suldan.
this is the real Suldan of SY.
the other 1 was self Proclaimed.
Markaa ki horena xagee laga marayaa inaadeer. Walee halkaa hawl baa kla so socota.
Horta heedhe, what is the benefit of this kind of things? I mean for personal stand point. You said that the dude is from UK and well educated. What can he do for Gar Adag community? Does he know about the locals and their costoms? Is he fimiliar with the rule of law if you will, from reer miyi/under the tree perspective!
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 4:26 pm
by MrPrestige
Dhaga Bacayl , i cant believe you are asking whats the role of suldans?
Dhaga Bacayl , this dude is the suldan of all SY not just those in Fadhi Gaab areas - Garadag , his the sultan of all SY who inhabit from sool to sanaag wherever they are.
laakinse i though you knew the role of a suldan? a suldan is a man who is responsible for speaking for beesha and their interests , a man who promotes peace among neighbours , a man who will work with the community closely and many things ma garatay marka?
by the way i though i already explained the other suldan - Abdirahman Riwaaye was self-proclaimed , the beesha alltogether didn't choose him it was only his sub clan Hussien Cumar who chose him , he never had the consent of the other sub clans.
laakinse this sultan is fully backed.
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 6:06 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane209 wrote:Dhaga Bacayl , i cant believe you are asking whats the role of suldans?
.
I know the role of Suldans. That isn't what I was saying, re-read my post. I was asking if this guy in particular knows how to "Suldan" since he's from Europe and all. Dhaqankii ma garanayaa ninku mise ma garanaayo.
Su'aashu waa intaasuun. Mida kale I thought Suladaanimo is inherited? How can some one proclaim such post?
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 6:41 pm
by MrPrestige
sxb he offic knows the dhaqan this guy is a oldtimer he use to live sland in the past , he is also a active member in beesha , who is known for his restless work in bringing unity , promoting peace.
yes suldanimo is inherited but in some cases other sub clans can run for candidates aswell and let the majority choose who they want and who is the best qualified to become a suldan.
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Mon Nov 09, 2009 8:11 pm
by The Magnificent
So small amount of folks.....I'm not surprised....Sii Baakhtis don't number 10,000.

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Tue Nov 10, 2009 11:46 am
by Dhaga Bacayl
Ducaysane209 wrote:sxb he offic knows the dhaqan this guy is a oldtimer he use to live sland in the past , he is also a active member in beesha , who is known for his restless work in bringing unity , promoting peace.
yes suldanimo is inherited but in some cases other sub clans can run for candidates aswell and let the majority choose who they want and who is the best qualified to become a suldan.
I see. My bad couz
Us reer galbeed don't put that much emphasis in Suldaanimo. That is where my ingnorance is coming from.

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Tue Nov 10, 2009 12:08 pm
by MrPrestige
Gartay Sxb laakinse we - Reer baris take alot of effort in suldanimo and its a important aspect to us , without suldanimo the sub clans can not be united.
Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Tue Nov 10, 2009 12:42 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane209 wrote:Gartay Sxb laakinse we - Reer baris take alot of effort in suldanimo and its a important aspect to us , without suldanimo the sub clans can not be united.
Waa intu reer barigu reer galbeedka ka DAMBEEYO.
Waxba maahee waydin na so gaadhi INSHA ALLAH.

Re: Gar-adag: Calleemo-saarka Suldaan Cali Cumar Saalax+daawo
Posted: Tue Nov 10, 2009 12:45 pm
by MrPrestige