Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade

Post by Goljano Lion »

Image

S-uaal. kooxihii dhowaan ku shiray magaalada Nairobi ee kasoo jeeday deeganada gobolka Sool iyo Buuhoodle ee go’aanada kusoo saaray in maamulka Somaliland ay ka xoreyn doonaan deegaanadaasi kuna sheegtay in beelaha ku dhaqan Sool iyo Buuhoodle ay yihiin kuwo ka tirsan dhinaca Somaliya kuna hanjabay in dagaal culus ay kusoo qaadi doonaan ciidamada Somaliland ee ku sugan deeganadaasi siddeed u aragtaa?


“Nimankaasi Nairobi Ku Shiray Waa Niman Iska Hawaawiraya Wixii Ay Ku Hadleena Wax Ay Shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle Ogol Yihiin Muu Ahayn Waxna Kama Sameyn Karaan Deegaanadaa, Garaad Jaamacna Ha Ka Jawaabo Xilkii Loo Boqraday”

Suaal: S:Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka jufada beeshaada oo isagu hogaaminayay kooxdaa ku shirtay Nairobi oo idaacada Afsoomaaliga ee BBC-da Somaliland uga soo jeediyay hanjabaado culus oo uu ku sheegay in Somaliland ay kusoo qaadi doonaan dagaalo,arrimahaasi sideed u aragtaa?

xaabsade. waxan ku idhi xafladii caleemo saarka garaadnimada ee Garaad Jaamac Garaad Cali, waxaan ugu soo jeediyay inuu ka turjumo rabitaanka bulshada dooratay hadana waxaan leeyahay Garaad Jaamac, u kaalay bulshadii ku boqratay oo Laascaanood kaalay kana jawaab xilkii dhaqan ee laguu boqraday
Last edited by Goljano Lion on Thu Nov 12, 2009 9:18 pm, edited 1 time in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade

Post by Goljano Lion »

from this interview Xaabsade is challenging Garaad Jaamac Garaad Cali to come to laascanood and say the things he is saying in Nairobi ? This is a thought-provoking challenge
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade

Post by Goljano Lion »

DHULOZKA so gala oo bal ka sheekeeye Dhuloz complicated politics
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”