Page 1 of 1

Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK

Posted: Fri Nov 13, 2009 10:29 am
by galia
Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK, toddobaadyadii la soo dhaafay laguna qabtay Edmonton London waxaa ka soo baxay arimahan:

Nov,11,2009 http://www.Hobyoradio.com
Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK, toddobaadyadii la soo dhaafay laguna qabtay Edmonton London waxaa ka soo baxay arimahan:
Image
Danjire Maxamed Axmed Caalim, G/Sare Axmed Jumcaale Geedi, Dr. Maxamed Aden Barre
Beesha waxay u xilsaartay guddi ka kooban 8 xubnood oo wakiil uga noqonaya la kulanka xubnaha guddiyada beelaha, laguna soo bandhigayo habka ugu haboon oo ay Beesha H/G wax ula qaybsaneyso walaalaha kale oo ay ood wadaaga yihiin, oo danna u ah dalka iyo deegaanada gobolada dhexe.Taas oo ugu dambeynta ujeedadeedu tahay sidii loo gaarsiin lahaa deegaanadaas nabad ku wada noolaasho
Image
Sidaa si la eg, waxaa la rajeynayaa in kulamo caynkaas oo kale ah ay ka dhacaan: Toronto, Dubai, Jeddah, Nairobi, Helsinki, Minnesota iyo meelaha kale oo ay H/G deggan tahay ee dibedda dalka.
Cabdiraxman Maxamed Saciid, Xildh.Cabdi Abshir Dhoore

Ka dibna kulan guud lagu qabto dalka gudihiisa, ayna ku haboon tahay in ay Beeshu ku soo dhoweyso walaalahood degmada Xarardheere.

Guddigu wuxuu xiriir joogto ah la sameeyn doona Guddiyada Saruur ee dalalka dibedda ku nool iyo kuwa guddaha dalka ka jira

Xubnaha Guddiga Dhaqanka-Siyaasadaa Beesha Saruur ee UK waxay kala yihiin:

1. Danjire Maxamed Axmed Caalim - Guddoomiye

2. G/Sare Axmed Jumcaale Geedi - Gudd.Ku-Xigeen

3. Dr. Maxamed Aden Barre - Xoghayen

4. Mud. Sheikh Cabdullahi Cilmi Abdtidon -Xubin

5. Aaden Xaaji Moxamud Jaabiri - Xubin

6. Cabdikarim Xasan Beered (Jacfar) -Xubin

7. Cabdiraxman Maxamed Saciid - Xubin

8. Xildh.Cabdi Abshir Dhoore - Xubin – Coordinator

Re: Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK

Posted: Fri Nov 13, 2009 10:36 am
by Xamud.
Good for them I guess, where do they settle anyway? beside Xaraardhere.

Re: Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK

Posted: Fri Nov 13, 2009 10:48 am
by galia
Xamud. wrote:Good for them I guess, where do they settle anyway? beside Xaraardhere.
AW has a good eye for that sort of detail

Re: Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK

Posted: Fri Nov 13, 2009 11:59 am
by The_Patriot
Oo beel baruur ba jiro?