

[img http://i2.cdn.turner.com/cnn/2009/POLIT ... afp.gi.jpg[/img]
Their very first meeting and this is the result, Dr Faroole stormed out and held a press conference later in the day and Said we don't recogized the f-king Government that controls two blocks of Mogadishu.

Kulan u dhexeeyey DFKMG & Puntland oo bur-burey
13 Nov 13, 2009 - 3:58:38 AM
Kulan u dhexeeyey wufuud ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Puntland & Madaxweynaha dowladda Federaalka Sheekh Shariif ayaa bur-burey kadib markii qo**** horey looga sii ambaqaadi lahaa heshiiskii magaalada Galkacayo.
Kulankan ayaa yimid kadib markii xaley labada Madaxweyne iyo wufuudooda wadaxajood hordhac ah ku yeesheen Hotel Penari oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi.
Waftiga labada dhinac ayaa saaka isugu yimid xarunta safaarada Somalia ku leedahay wadanka Kenya halkaasoo isugu yimaadeen labada dhinac.
Qodobo muhiim ah ayaa la isku khilaafey kuwaasoo Garowe online soo gudbin doono saacadaha soo socda.