TACSI.....A Somali Hero

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

TACSI.....A Somali Hero

Post by salafi_student »

London,(Lasanod Online)- Ina Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, Waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Aadan Cartan Muuse..

oo kamid ahaa Halyeeyadii ama Halgamayaashii ugu danbeeyay SYL.

Aadan Ayaa xalay ku geeriyootay Cusbitaal kuyaal Magaalada Reading , marxuumka ayaa deganaa xaafada slough ee London.

Tacsidan waxaa diraya:-

Caaqil Muuse Cali Koore
Gen Maxamed Axmed Darmaan
Ibrahim Cali Koore
Cali Maxamed Muuse
Cali Cumar Caarshe
Caynaanshe Dalmar Cali
Farxaan Haybe Maxamed
Jaamac Diiriye Maxamed
Siciid Saleeban Warsame (hayne)
Maxamed Axmed Siigaale
Axmed Cabdulahi Xirsi
Mukhtaar Yaasin Ali Shire

Waxaa kaloo halkan tacsi ka diraya dhamaan reer Ciise Cabdi iyo reer Cabdillahi Shuuriye meel kala jogaanba.

Bahda Shabakadda LASANOD ayaa iyana dhamantoodba tacsi tiiraanyo leh udiraya qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Aadan Cartan Muuse.

Waxaanu eebe uga baryaynaa marxuumka in uu janadii kawaraabiyo qoyskii iyo eheladii uu kategayna samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin.. Aamiin ...


I'll request everyone To make Du'a for the deceased
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: TACSI.....A Somali Hero

Post by Babygirl- »

AUN :rose:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: TACSI.....A Somali Hero

Post by Executive »

^ Why are you chatting shit nacas yahow?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: TACSI.....A Somali Hero

Post by Keyse_0208 »

Executive why u crying like a little bitch man :lol: :lol: , remember when the s/land sarkaad died in the road bomb 2 weeks ago, instead of saying Aun like everyone you was all jumping like a lil bitch saying he was roasted, so why u crying now when i say the exact same words :lol: :lol:

Bitch asssssss Neeeegro, cant handle his own game
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: TACSI.....A Somali Hero

Post by salafi_student »

Keyse, I'm not in favour of bullying kids, but you are coming close to get bullied after reading what you wrote....so take it easy!

let go of the grudges, and make Du'a for all those Muslim deceased .....




ok bye yeah!
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: TACSI.....A Somali Hero

Post by Executive »

Keyse

So what if he was a terrorist and what does that have to do with this topic?? Stop crying and reminiscing about my posts when I am not around, you acting like a faggot :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”