Page 1 of 1
ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sat Nov 14, 2009 6:09 pm
by CoolPoisons
Guddoomiye ku xigeenkii Maamulkii Dowladda KMG Gobolka Gedo ayaa ku hanjabay dagaalo hor leh in ay ku soo qaadi doonaan Gobolada Jubooyinka, si ay meesha uga saaraan awooda kooxaha Islaamiyiinta.
Maxamad Cabdi Kaliil Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Dowladda KMG, ayaa sheegay heegan inay geliyeen Ciidamada Dowladda KMG Degmada Doolow, dagaalka ugu horeeyana ku soo qaadayana Degmooyinka Gobolka Gedo, kadibna uga soo talaabayaan deegaanada kale ee Jubooyinka.
Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
Ugu danbeyn Maxamad Kaliil Guddoomiye ku xigeenkii Maamulkii dowladda KMG Gobolka Gedo ayaa sheegay dulaanka ay ku soo yihiin Gobolada Jubooyinka inay ka gaari doonaan guulo militari, balse lama oga waxyaabaha ay kala kulmi doonaan dhanka xoogaga islaamiyiinta oo ku awood badan Gobolada Jubooyinka.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sat Nov 14, 2009 6:10 pm
by CoolPoisons
Xubno uu ka mid yahay Bare Hiiraale oo abaabulo dagaal ka wada Degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Dooloow.14.Nov.09.Wararka ka imaanaya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay halkaasi ka socdaan abaabulo dagaal oo ay wadaan xubno kuu ka mid yahay xildhibaan Barre Hiiraale.
Guddoomiye ku xigeenka maamulkii dowladda KMG Gobolka Gedo Maxamad Cabdi Kaliil ayaa sheegay duulaan culus in ay ka wadaan degmada Doolow si ay meesha uga saaraan ururada Al-shabaab iyo xizbul Islaam oo maamulaan deegaanadaasi.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay duulaankaasi in ay qeyb ka yihiin saraakiil iyo xubno kale uu ka mid yahay Barre Hiiraale, isagoona rajo ka muujiyey dib u qabsashada Degmooyinka Gobolada Jubooyinka.
Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Sidoo kale mar aan arrimahaasi wax ka waydiinay guddoomiye ku xigeenkii dowladda KMG Gobolka Gedo Maxamad Cabdi kaliil ayuu ku gaabsaday in dowladda KMG xariir la leedahay dowladda itoobiya.
Si kasta oo ay ahaato waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo culus oo dhiig badan ku daato ka dhaco degmooyinka Gobolka Gedo.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sun Nov 15, 2009 8:54 am
by hanqadh
Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
Thats ugly.
Hiraale man up and fight your own battle's ay.

dadka dhulka ha ka wasakhayn.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:07 am
by CoolPoisons
hanqadh wrote:Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
Thats ugly.
Hiraale man up and fight your own battle's ay.

dadka dhulka ha ka wasakhayn.
^^ ma Afsomaliga kuga adag? what does it say what U quoted?
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:17 am
by hanqadh
Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
sambac what does that say?
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:21 am
by CoolPoisons
hanqadh wrote:Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
sambac what does that say?
waxna kama jiraan. Gedo's border of Liban and Libana waxa dega Rer Hasanka Ethiopia. it just Rer Hasan army from Ethiopia
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Sun Nov 15, 2009 9:25 am
by Murax
Interesting. Either way Shabab seem to be at their weakest right now. Only the die hard Itixaad type Marexaans will fight for them, the rest won't.
Hanqadh,
That was a propaganda piece. Ethiopia cannot come back into Somalia.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Wed Nov 18, 2009 9:58 pm
by zingii
Hanqadh: kilinka 5naad bay soo wada aadeen after loosing over 600 soldiers so that means they cannot afford to be inside gedo or for that matter any where else.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 2:01 am
by hanqadh
bal waa la arki were ol barre gets upto this time...we should see whether Coolpoison's hype bear's fruit or not.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 2:04 am
by zingii
^^^ waryaa lately i've bee hearing the OG's were kicking some azzzzzzzzzz in somali-galbeed.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 3:51 am
by CoolPoisons
hanqadh abaal ma leh
dont U know that the second biggest clan in ONLF's Rer Cisman Marehan
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:45 am
by hanqadh
Zingii sxb waa run xabashida sii fiican baa loo jilciyay, expect more this a continuing offensive meela dhan baa la rabaa in gacanta lagu dhigo.
wara cool anigu marexan kama soo horjeedi ee siyaasada aad wadatid baa ila qalafsan...anigu barre hiraale iyo shaqsiyadaa marexan sidaan xidig iyo dhabqodhiga jigjiga oo kale ayaan ooga soo horjeeda.
Rer cisman wa kuwee ma wagardhacda...sxb dad rer babile oo somali jabjabsan baa hada onlf kujira waa arin fiican, dadku mar haday arkeen dariiqii xoriyada.

Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 1:56 pm
by sadeboi
Wagerdhac ma aha, Reer-Cismaan waa qabiil Marexaan oo boqol sano wax ka yar ka guurtey Mudug and they all reside in Ogdeniya now. NY and them know who they are.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Posted: Thu Nov 19, 2009 3:24 pm
by CoolPoisons
Waraa kan waaba Sheegad hadusan Rer Cisman aqoon