Page 1 of 1
Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Mon Nov 16, 2009 6:12 pm
by Air_Canada
Waa abwaanka sameeyay heesta calan yahaw ha dhicin, laakiin abwaankan cidii yahay yaa garanaaya?
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Mon Nov 16, 2009 6:37 pm
by Dhaga Bacayl
Air_Canada wrote:Waa abwaanka sameeyay heesta calan yahaw ha dhicin, laakiin abwaankan cidii yahay yaa garanaaya?
Waa nin reer Somaliland ah. Maybe Isaaq..why?
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Tue Nov 17, 2009 3:13 am
by Air_Canada
Dhaga Bacayl sxb inuu nin reer Somaliland ah yahay taa shaki kuma jiro' laakiin ciduu yahay haddaad garanayso sheeg sxb. waxaan arkay isagoo Hadhwanaagnews ka hadlaya oo leh qabiil kayga yaan la igu nicin! markaas baan ka shakiyay oo aan is idhi waar qabiil kiisu miyaanu isaaq ahayn ma midgaa!
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Tue Nov 17, 2009 6:05 am
by Air_Canada
.
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Tue Nov 17, 2009 6:34 am
by LiQaaye_TDH
I Always Thought he was Axmed Faarax Habar Jeclo wallahi, im gonna find out, his from East London!
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Tue Nov 17, 2009 1:02 pm
by Boodh iyo Torre
Some guy told me he meet him in West London whilst doing a project together the other day, but I think he is from somewhere else in London. I was told he is HY Burao, but I will find out his sub-clan. I diffently know he is Reer Burao, if noy HY most diffently HJ.
What is he famous for? I thought he opens with the first speech at meetings and gatherings so they were telling me.
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Tue Nov 17, 2009 2:11 pm
by Dhaga Bacayl
Air_Canada wrote:Dhaga Bacayl sxb inuu nin reer Somaliland ah yahay taa shaki kuma jiro' laakiin ciduu yahay haddaad garanayso sheeg sxb. waxaan arkay isagoo Hadhwanaagnews ka hadlaya oo leh qabiil kayga yaan la igu nicin! markaas baan ka shakiyay oo aan is idhi waar qabiil kiisu miyaanu isaaq ahayn ma midgaa!
He was talking in general term not himself personally.
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Thu Nov 19, 2009 1:53 pm
by Ducaysane_87
dhaga bacayl what is Lafoole's clan horta?
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Thu Nov 19, 2009 6:35 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane_87 wrote:dhaga bacayl what is Lafoole's clan horta?
Are you kidding me? His clan? Like I would know.
Lafoole has nice songs, . He's not lander though. That I know!
Waryaa, walaahi all the things you guys say in here regarding clans and sub-clans within the Isaaq tree is NEW to me. Hadaan bari ku lumo way i dhaamatay....galbeedna hadalkiisaba daa...

Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Thu Nov 19, 2009 6:44 pm
by Ducaysane_87

how comes you don't know much within the isaaq sub clans , what about your own S.M do you know most of their basic sub clans?
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Thu Nov 19, 2009 6:53 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane_87 wrote:
how comes you don't know much within the isaaq sub clans , what about your own S.M do you know most of their basic sub clans?
Of cousre I know my own link.....but there are some SM that I just heard about recently.
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Thu Nov 19, 2009 7:04 pm
by Ducaysane_87
gartay , aniga ba there was some sub clans i didn't about in my laakinse i have gotten to know them when i met somebody from that sub clan or either poems , history etc or a relative.
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Fri Nov 20, 2009 1:16 pm
by Dhaga Bacayl
I have to know mine in order to validate myself of course. Hadii kale I wil be sheekato however, ISAAQ is where I draw the line walaahi. My roommate of three years was HJ and that is all I know of him until this day. It's too much to memorize..
Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Fri Nov 20, 2009 1:36 pm
by Ducaysane_87
^^^

Re: Abwaanka Cali Seenyo
Posted: Fri Nov 20, 2009 2:25 pm
by Dhaga Bacayl
Ducaysane_87 wrote:^^^

Miyaanay runtay ahayn dee inaadeer? I think DURIYADU is a nation. To much to learn.