Page 1 of 2
Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 4:37 am
by CoolPoisons
bal firiya, even the white man spoke better somali than them
marku salaamaya oo yiri, barasho wanaagsan. the boy couldnt even say barasho wanaagsan back
he was like, B-B-B-BU BERESHOO WANAAG
http://www.guardian.co.uk/uk/video/2009 ... mmigration
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:23 am
by HELWAA
Cool
Caruurtada af soomaliga bar.

Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:24 am
by CoolPoisons
HELWAA wrote:Cool
Caruurtada af soomaliga bar.

oo ma af jini ayaa baraya. I will make them speak somali all the time except in school
adigana sido kale kugu talinaya
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:25 am
by Crazy Cat Lady
I wish I knew how to speak Somali properly. I blame my parents

Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:30 am
by HELWAA
CoolPoisons wrote:HELWAA wrote:Cool
Caruurtada af soomaliga bar.

oo ma af jini ayaa baraya. I will make them speak somali all the time except in school
adigana sido kale kugu talinaya
Somaalida badankoodo iyaga ayaa af kale kula hadla caruurta...taa hoyooyen badan ban ku arkey...taasina waa khalad.GURIGA AF SOMALI BAS ina lagu HADLO wayaan , qofkii sharciga jabiya deserve a PUNISHMENT.

Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:33 am
by CoolPoisons
HELWAA wrote:CoolPoisons wrote:HELWAA wrote:Cool
Caruurtada af soomaliga bar.

oo ma af jini ayaa baraya. I will make them speak somali all the time except in school
adigana sido kale kugu talinaya
Somaalida badankoodo iyaga ayaa af kale kula hadla caruurta...taa hoyooyen badan ban ku arkey...taasina waa khalad.GURIGA AF SOMALI BAS ina lagu HADLO wayaan , qofkii sharciga jabiya deserve a PUNISHMENT.

alla maxa waxaas so maray
Hooyooyinka want to be cool oo waxay rabaan inay af ingiriis ku bartaan by speaking to their children in broken ingiriis all the time in the house
waxa jira, waariidka daciif ah oo af somaliga kuga hadlaya caruurta and caruurta reply back in ingiriis ama luuqad kale and they let it go instead of forcing them to speak af somali
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:45 am
by suga_delic
shut da fuk up we speak better somali dan American Somali.

Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 5:46 am
by HELWAA
cool
Nothing good comes out of forcing and would't advice anyone to do that.How about a simple agreement..evry parents know their children well and know whats dear for them.
As for hoyooyenka caruurta afka ku barta that is just pathetic.If they really want learn the langauge they have to come out of their little box and communicate with other pple.
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 6:26 am
by gobdoon
Wa ciyalki Qaxootiga single hooyoyinku dhaleen waana beentod afsomaali wa yaqanan ee faan bay katahay oo dhaqankooda iyo afkooda bay iska waynaynayan END OF THE DAY YOU CAN'T GENERALISE ALL PARENTS SOME ARE GOOD BUT MIND LOOK AT pAKISTANIS ,iNDIANS AND BANGLADHESHIS THEY HAVE BEEN IN THIS COUNTRY IN GENERATIONS BUT THEY NEVER LOOK DOWN OR FORGET THEIR CULTURE,LANGUEGE AND RELIGION somalidase wa layaqana oo waxaynu nahay dad daciif ah oo isbedbedel badan.
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 6:37 am
by Air_Canada
Sxb qof walba waalidkiisa ayaa tarbiyadeeya ilmuhu inta uu yaryahay ayay haboon tahay in la toosiyo oo luuqadiisana si wacan loo baro
Eedaas oo dhan waxaa iska leh waalidka caruurta dhalay oo aan xilba iska saarin intuu koraayay

Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 7:22 am
by Macaaney_1991
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 7:41 am
by IZNOGOOD
suga_delic wrote:shut da fuk up we speak better somali dan American Somali.

you speak afsomali with a jamaican accent
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 7:44 am
by Phd in naago kudis
dat is one big mama @ her age already...2 much fish nd chips
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 9:44 am
by IRONm@N
Is it kind ironic that first generation Somalis forget about their culture and language and is being taught by a white British about their culture?
what do you think if there were the third, fourth generation.
Re: Shiid, caruurta UK waa kuwa dhamaaday
Posted: Thu Nov 19, 2009 2:20 pm
by sadeboi
I like the british accent..seems like they are always saying intelligent things seriously...
