Page 1 of 1

Ogaysiis- Toronto/Canada ee Beesha H.Y

Posted: Thu Nov 19, 2009 5:24 am
by MrPrestige
Toronto/Canada



Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba Jaalliyadda Habar Yoonis ee Deggan Magaalada Toronto iyo Nawaaxigeeda in Lagu qaban doono shir lagaga wada hadli doono sidii wax tar iyo Horumarin gacan looga siin lahaa baaq dhowaan ka soo baxay Ururka Horumarinta Degaanka Xeebta Maydh. Waxaa iyaguna daba socda guud ahaanba sidii Qurba jooga Beeshu u gudan lahaayeen waajibaadka ka saaran Horumarinta.




Goobta Shirka:

McGregor Recreational and Community Center

2231 Lawrence Ave East (between Brichmount and Kennedy)

Scarborough, Ontario M1P 2P5

Tel: 416 396 4023



Maalinta:

Jimcaha 20/11/09

5 pm – 8 pm

Re: Ogaysiis- Toronto/Canada ee Beesha H.Y

Posted: Thu Nov 19, 2009 6:03 pm
by Ducaysane_87
Reer T.Dot H.Y. :up: ..............