Page 1 of 1

Beesha Sadde o taageetay ku biiritaankooda Maamulka Galmudug

Posted: Fri Nov 20, 2009 5:20 am
by galia
Beesha Sadde oo taageetay ku biiritaankooda Maamulka Galmudug



Odayaal iyo Waxgarad ka tirsan Beesha Sade Daarood oo wada hadalo ku qaatay dalka Denmark ayaa soo saaray qaraar ku aadan Tageero warar maalmihii ugu dambeeyey soo baxayay oo ku aadan in ay ku biireen Maamulka Galmudug ee koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxa ayna sheegeen in aad u tageerayaan arrintaasi.

Odayaashan iyo Waxgaradka oo wada xaajoodyadooda ku casumay waxgarad kala duwan oo Soomaaliyeed, ayaa sheegay in go’aankaasi ay u dhan tahay Beesha Sade Daarood, ayagoo sheegay in ay ka mid noqon doonan Maamulka Koonfureed ee magaalada Gaalkscyo

Re: Beesha Sadde o taageetay ku biiritaankooda Maamulka Galmudug

Posted: Fri Nov 20, 2009 5:41 am
by CoolPoisons
Dumb hutu, stop with Ur propaganda shiid. Hutus are high on crack wanting a noble Darod to join them.

How can Marehan Bari who have 10x more land than Ur little tuulo join a xaafad in Galkayo

Ururka Horumarinta Galgaduud,oo canbaareeyay qoraalo loogu gafay Beesha Sade Bar
http://www.gedoonline.com/?p=15143