THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by djibsomali »

Nov 20,2009.5:00 A:M
War deg deg ah oo aan imika helay ayaa noo xaqiijiyey in Wasiirkii Macdanta iyo biyaha ee S/Land Qasim Sheekh Yousuf uu ku geeriyooday Maka-Amukarama Saladii Duhur isagoo ku tukanaya masjidka weyn ee barakaysan Dalka Saudi Arabia.Waxana marxuumku gudanayey wajibaadka xajka.Waxa kale oo wasiirka weheliyey xaaskiisi oo ay ay xajka soo wada gudanayeen.Waxan u rajaynayaa Marxuumka in ilaahay Janadii ka waraabiyo fardowsa inkastoo uu meeshii ugu barko badnayd uu ku geriyooday qoyskiisii iyo ehelkiisina ilaahay samir iyo imaan ka siiyo.
Amiiiiiiiiiiiiiiin ....Amiiiiiin


AIN'T HE THE LUCKIEST MINISTER OR PERSON IN THE WHOLE OF SOMALIA???? OR SOMALILAND IF YOU WISH???
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by gurey25 »

allah yarxamahu..
ina lilaah wa ina ileyhi la raajicoon.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by djibsomali »

waar kanii naxariss umaa bahnoo... cawadaan janadaa ayuu kaa cashaynayaa
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by sheekh-Farax-zero »

Allah yarxamu,, aaamiin.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by Xamud. »

Inalilahi waa ina Ilahi rajacuun, Ilaahey ha u naxaristo janada fardowsana ha ka warabsho amiin geeri xayii ah bu dhintay marxuunku.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by ToughGong »

ALLAHU AHBAR HE IS A LUCKY MAN INDEED
AUN
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by Cinque Mtume »

Who tipped him on his time of death?


AUN.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by salafi_student »

Inaa Lilahi Wa in Ileyhi Raajicuun.


Little correction .......He wasn't a minister, maybe a fake one...
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by djibsomali »

hadaa muxu ahaa odaygaan janadaa kaa cashaynayaa??
User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by Elmi_Dheere »

INA ILAAHI WAA INAA ILEYHIILA RAACIJUUN! !

AUN Qassim Sh. Yusuf the finest Somali statesman and great son of Awdal !
djibsomali

please post his biography if you can find.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by djibsomali »

Elmi dheree odayguu maa dhulkaa barakaysaan baa kaa soo jeeday??

maxaad sheygee awoogee sheikh samarone baa ku soo dhawanee janadaaa
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by salafi_student »

Djibouti...

Your action and the will of Allah (swt), is what determines to your destiny..... and for your last action to be Haj if accepted is a sign of goodness...but we have no say to permit someone in Jannah or hell fire.

Ps I didn't consider him to be a minister...may be a fake one ..


You know wat 'm saying!
User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by Elmi_Dheere »

djibsomali,

You need to comeback your roots my dear cousin.......Djibouti is not our homeland.

marxuumka is reer Dilaad.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by djibsomali »

salafi_student meeshaan mirqanland laa yidhahoo (somaliland) haday iyaguu iskuu iclamayaan minister iyoo kudomiyaa maxaad ugu didee??

taa kaa leeh maa isbaroo ayaad janadee dhigateen salafiyoo???

ninkaan janadaa ayuu cawaa kaa cashaynayaa!!!
odaygee sheikh samorone iyoo kee sheikh issaxaaq la oranayaa oo casumaan iyaa janadaa kuuso dhawaynayaa
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: THE LUCKIEST MINISTER IN THE WORLD FROM SOMALILAND...

Post by ToughGong »

Ps I didn't consider him to be a minister...may be a fake one ..
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”