the founder of onlf

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CUSHITE KINGDOM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1144
Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
Location: BALCAD BROTHERHOOD

the founder of onlf

Post by CUSHITE KINGDOM »

i have been following the story of mr. makhtal and what the ethiopians have been doing to him, only cause they believe he has links to onlf
but to involve a whole family just because of the founding father of onlf is crazy. i mean mr. makhtal has the spot light because he is an canadian citizen
but what his family have been going through is just outrageous.

http://hiiraan.com/news2/2009/Nov/ethio ... egacy.aspx
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: the founder of onlf

Post by Xamud. »

This is sad wallahi, they are killing of a entire family :down: nacaala tula caleyk.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: the founder of onlf

Post by Hyperactive »

wa iska aadi to happen from ethiopian because they`re an enemy.

bal somali da qarkood, o mash`haradaya ban la yaba.
User avatar
Ganjaweed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1695
Joined: Wed Jul 09, 2008 2:20 pm
Location: Beyna As-saaqeyn Ummak

Re: the founder of onlf

Post by Ganjaweed »

hyperactive wrote:
bal somali da qarkood, o mash`haradaya ban la yaba.
What? :lol:
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

Wuxu leeyahay , yacni somalida qarkood baa Xabashida raacsan :lol:

Waa qabiil somaliyeed oo qabaa'ilada kale ka mid ah .. oo dhul dhan magacoodi ku dhejiayay oo sidii way iyagu leeyihin ka soo qaaday oo raba in somali oo dhani ay u wada go'do .

Aqligaasan ka yaabay walle .

I feel bad for what has happened to her , laakin not my responsibilty .
If you wage war in order to further your cause , then ONE must be ready to talk about peace at some point or another .

Haddi kale sidaas uun baad ku dambayn .
Last edited by Shams al- Dawla on Fri Nov 20, 2009 12:00 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: the founder of onlf

Post by Hyperactive »

sahan, nin e go`ko yiri ma laha. adiga on wah qalbigaaga ko jira banan ka so digtay.

qof ki tisa gasho wo diman and we dont mind it.
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

bal somali da qarkood, o mash`haradaya ban la yaba.
qof ki tisa gasho wo diman and we dont mind it.

Dee waayahay e... if you don't MIND it ha inala YAABIN .

Meeshan waxaad mooda iney ciyaal iyo dumar u wada taliyaan dadkan :lol: , haddey al shabaab tahay , haddey ONLF tahay, haddey Majeertenyia tahay .. ya?
War waxan aqliga halkuu ka saaray Ilaahey ? :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: the founder of onlf

Post by Hyperactive »

dadiga laba da yadu dumar iyo eyal akhlaqdi leh.

i said no one asked you but at the same time wan kula yabanahay.

yaabka na waha keeni, as you believe we`re who fighting o la dilaya.

bal adigu even dilka nala dilayo bad nagu hasideysa!!

iskaba hasid, afkaaga on naha heyso ma eeb ba, anagu adiga koma ba so jeedno.
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

Afkeyga waxaanan u haysan karayn , hadal qaloocan baad tuurtay .
Malintii aad wada ONLF guul ONLF guul lahaydeen , inu cabaad ka dambayn doono miyaanan idiin sii sheegin .. wakaa de .
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: the founder of onlf

Post by Hyperactive »

Shams al- Dawla wrote:Afkeyga waxaanan u haysan karayn , hadal qaloocan baad tuurtay .
Malintii aad wada ONLF guul ONLF guul lahaydeen , inu cabaad ka dambayn doono miyaanan idiin sii sheegin .. wakaa de .
maya ee afka furo hadad taas nolol modey sidi haweeney.

wah abaadna ma jiro. wayanaha wan is naqana anagu, waligey na nabad nama tehtaal.
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

Waryee "tehtaal..tehtaal " ku garan maayo aniguye .. magaca Ogadeenya baad horta badalaysan , qolooyinkaa gudhu waalay e al shabaabta la baxay baad ka goosanaysan deetana niman af somaliga ku dheereya baad u diraysaan qabaalida kale e Somalida oo sii daacad ah baad u dawarsi tagaysan oo dee aad odhanaysan " aar nimanyow kaalaya wax inala qabta "

Intaa ka hor se , sidaasun baad ahaynaysan.
User avatar
DUFAAN_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Wed Nov 18, 2009 10:22 pm
Contact:

Re: the founder of onlf

Post by DUFAAN_ »

whats the nurse on about maanta?
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

Xaggasey ku qorontahay , ma' indha ayay wax kaaga jiraan cagheerow , mise is yeel-yeelka hooyada baa kugu dhashay ? :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: the founder of onlf

Post by Hyperactive »

"ku garan maayo aniguye .. magaca Ogadeenya baad horta badalaysan"


lol walle taas ba la yira aqli humo.

ma ana o bihiyey horta to change it? mad amhaara wey disatid taas iyo UN ta?lol


NY, war kan wahad ko shegeysen ba run ah.

agdeer e keena kuye!!!lol anigiboba e mari la'ayahay. ninku hawo bafana.lol
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: the founder of onlf

Post by Shams al- Dawla »

ma ana o bihiyey horta to change it?
:lol:

De marka HADDANAAD WAX KA QABAN KARAYN gormaan ku idhi iska aamus :lol:
Maxa ku soo taagay ?

Aqli caruur iyo dhaqaan dumareed ba wada qabsaday walle :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”