Afmadow falls to Shiskabab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Afmadow falls to Shiskabab

Post by CoolPoisons »

Maamulka Islaamiga gobolada Jubooyinka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo goordhow la wareegay gacan ku haynta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose.

Maamulka Islaamiga gobolada Jubooyinka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa goordhow la wareegay gacan ku haynta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose.



Sida ay Shabelle u xaqiijiyeean Saraakiil katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka waxaa goordhow Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose halkaasi oo la sheegay in uusan wax dagaal ah ka dhicin islamarkaana ay si nabad galyo ah kula wareegeen Ciidamada Wilyaada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka.



Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in durbo Ciidamo katiran Xarakada Al Shabaab ay fariisimo kasamaysteen degmada Afmadow iyadoona aan la ogayn dhinacyadii ka soo horjeeday Wilyaada Islaamiga halka ay abaareen.



Mudooyinkii ugu danbeeyay ayaa qaybo kamid ah gobolka Jubadda hoose waxaa ka dhacayay dagaalo u dhaxeeya dhinacyada isaga soo horjeeda halkaasi,iyadoona shalay gelinkii danbe ay ahayd markii dagaal xoogan uu deegaanka Biibii ee duleedka magaalada Kismaayo ku dhaxmaray dhinacyada halkaasi isaga soo horjeeda.



Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Ilaah inoo saamaxo.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Afmadow falls to Shiskabab

Post by CoolPoisons »

its time for the Jubaland forces from Dolow to liberate Jubaland
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Afmadow falls to Shiskabab

Post by COSTA »

Bare Huraale and his MR malatia are still in Dooloow and the dream of Jubbaland still continues :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Afmadow falls to Shiskabab

Post by CoolPoisons »

Waraa COSTA welcome back ninyaho. waxa kugu dhacay. i missed ur anti Marehan shiid.

how's Arab Salah doing, ma dhafeen 50 people?
User avatar
moshakis_nl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 280
Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am

Re: Afmadow falls to Shiskabab

Post by moshakis_nl »

keep dreaming ...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”