Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Ambabaxay Waddanka Itoobiya
Hargaysa (Oodweynenews)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa maanta safar-hawleed ugu kicitimay Waddanka Itoobiya.
Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed kooban oo uu ku saxeexan yahay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda Axmed Adan Ismaacil, kaas oo lagaga ujeedada safarka wasiirka.
War-saxaafadeedkaas oo dhamaystiranina waxa uu u qornaa sidan:-
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Ethiopia, isaga oo halkaasi kula kulmaya madaxda dalka Ethiopia iyo qaar ka tirsan Safaaradaha shisheeye ee ku dhaqan Addis Ababa.
Waxaa safarkaasi Wasiirka ku waheliyaa Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Ingriiska Mr. Adan Muuse Jibriil.
Oodweynenews.com/Hargaysa Office
oodweynenews.com
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay A
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 539 Views
-
Last post by Nubis
-
- 2 Replies
- 424 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 890 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 11 Replies
- 938 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 1033 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 2 Replies
- 414 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 370 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 486 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 16 Replies
- 1743 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 3 Replies
- 760 Views
-
Last post by salafi_student