Page 1 of 1
somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 7:59 pm
by DR-YALAXOOW
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:05 pm
by Voltage
So the rape story is false?
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:08 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
u deleted it

, you said dahir calasow was responsible for all of this and got a mill for faking the rape story loool

Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:09 pm
by Ka darag
somalia ha dhimato

Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:12 pm
by DR-YALAXOOW
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:u deleted it

, you said dahir calasow was responsible for all of this and got a mill for faking the rape story loool

yes i deleted it becouse thats was true marka booliiska canada inay i wareystaan ayaan ka baqey

Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:13 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:15 pm
by DR-YALAXOOW
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:u deleted it

, you said dahir calasow was responsible for all of this and got a mill for faking the rape story loool

yes it was daahir who reported that rape story just becouse inuu gabadha waalidkeeda cabsiiyo. waxaa ka sii daran HE SEND HER letter while sitting hands of kidnapers.
marka waa iska cadahay that nigger is involved. read this latter
http://www.asoj.org/english/24.11.09.1.htm
bal fiiri warqada sidee u ogaadey dadka heeysta, meesha lagu heeysto.
saaxibadis ayaa heeystay, wuuna ogaa dadka heeysta iyo meesha lagu heesto
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:17 pm
by DR-YALAXOOW
Voltage wrote:So the rape story is false?
yes daahir alasoow reported she was raped and she was pregnant too, and even he reported he hade baby boy fathared of THE RAPIST kidnapper, and we known now it was not true.
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:21 pm
by Voltage
Yalaxoow calasoow is the biggest liar in the world...who doesn't know this?
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 8:39 pm
by DR-YALAXOOW
Voltage wrote:Yalaxoow calasoow is the biggest liar in the world...who doesn't know this?
no is not about been sheegid but i think he was involded afduubka gabartaas, thats why he reported waa la kufsadey si uu u cabsiiyo familkeeda million dollarkana ay soo dadajiyaaan. xitaa warqad ayuu u direy iyadoo gacanta afdubayaasha ku jirto.
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 10:21 pm
by Kambala
So what other lies were concocted besides the rape and pregnancy of Amanda? What about the bra & soccer, rape & stoning of a teenager, the gold teeth story and others? Dotoore, so Al-Shabaab got nothing to do with those lies?
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 11:36 pm
by Goljano Lion
cela veu dire que, vous etes tellement bestiaux..bizaar bizaar comme Coluche disait
Re: somalia ha noolaato
Posted: Wed Nov 25, 2009 11:56 pm
by zingii
Re: somalia ha noolaato
Posted: Thu Nov 26, 2009 1:43 am
by edleh
Soomaaliya waxay Noolaanaysaa marka ciribtir lagu suubiya dhammaan dadka maanka iyo qulluubta ka sumaysan. Dadkaas waxaa ka mid ah, Diin La Dirirka, Damiir laaweyasha, Danaysteyaasha, Cadow Kalkaalka, DabaDhillifyada, Dadka Laba Carableyaasha, IWM. Marka dadka sumaddoodu tahay noocaas meel lagu hubsado, Soomaaliya waxay leedahay rajo iftiin iyo illeys haboon leh oo la isku hallayn karo.