Warya maadan arkin qof af soomaali ku qorayaa,maxaa faiida leh hadaan ku qoroo afka hooyo war sidaas iska dhaan.War ninyahow maad eedid mowduucyaasha kale walahi adaa arki doona in lagu qoro.Laakiinse badhana dhalinyaradeena ma garanaayaan luuqada
Anigu waligey aanu joogey ruushka oo wali ku korey ayaanu ku hadli kara