Page 1 of 1

General Soomaali?

Posted: Thu Nov 26, 2009 7:55 am
by Narcissistic
Meeshaan meeshay af Soomaali luguhadlo ma ahan? Maxaa waaye qashinka ingriiska aan arko toobik kasta?

Xitaay mabala isku dayyin in lagu sheekeesto afka hooyo. Qasaaro :down: :arrow:

Re: General Soomaali?

Posted: Sun Feb 21, 2010 8:42 am
by somaliunity
Warya maadan arkin qof af soomaali ku qorayaa,maxaa faiida leh hadaan ku qoroo afka hooyo war sidaas iska dhaan.War ninyahow maad eedid mowduucyaasha kale walahi adaa arki doona in lagu qoro.Laakiinse badhana dhalinyaradeena ma garanaayaan luuqada :!:
Anigu waligey aanu joogey ruushka oo wali ku korey ayaanu ku hadli kara

Re: General Soomaali?

Posted: Mon Feb 22, 2010 11:36 pm
by Narcissistic
:shock: :shock:

I wonder how long this took me. I must have been really bored. :lol: