--------------------------------------------------------------------------------
عــــــــاجـــ&# 1600;ـــــــــــــ 00;ـل
انفجار يستهدف فندق بالعاصمة مقديشو
إصابة عدد من الأشخاص بينهم وزراء
الله أكبر
"Asslamu calaykum.
Ikhwaanii filcaqiidah, Anigu kuma farxayo waxa maanta xamar ka dhacay. Waayo dhiiga sh *******, ******, *******, iyo Sheekh ******, ******, ******, arday,macalimiin,iyo waaridiin intaas dhiigoodu aniga xalaalsan maayo waana ka soo horjeedaa mana u maleynayo in fal sidaas u xun ay mujaahidiintu ka danbeeyaan ee waxaan aaminsanahay inuu yahay camaliyaat ay yuhuud iyo nasaara maleegeen.
Ma idinku jiraa qof garanaya *****, ****, *****? Waa sheekha waxa soo baray walaalaha camalka jihaad horboodaya intooda badan , waa diritoorkii Imaamu Shaafici,Imaam maalik,Axmed Gureey,Alfajri, iyo kuwa kale oo badan. waa macalinkeygii aan ugu mahadcelinaayo inuu i baray akhlaaqiyaadka islaamiga ah een maanta aniga iyo owlaadeyba heysano ilaah ajar ha ka siiyee.Ilaahow u naxarsiiso dadkaa dhibku gaaray ee muslimiinta ah."
Inkaar alle ha ku dhacdo
