Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Post by MrPrestige »

Ceergaabo(OWN): Waxa markay taariikhdu ahayd 03/12/2009, weerar aan wax yeelo badan gaysan ku qaaday Qabrigii Xaaji Muse Ismaaciil koox lagu sheegay in ay yihiin Taageerayaasha Argagixisada Al-shabaab. Xaaji Muse Ismaaciil oo ah Odayga Faca-weyn ee ay Ka soo jeedo Beel Weynta Muse Ismaaciil (Habar-yonis) ayaa Qabrigiisu ku yaalaa Duleedka Magaalada Ceerigaabo. Argagixisada Qabriga weeraray oo la sheegay in aad u baqayiin ayaa calamo sudhnaa Qariga hareerihiisa jeex jeexay waxoogaa dhagaxaan ah oo ku teedsanaana kala daadiyey. Ciidanka Police-ka ee Ceerigaabo ayaa deg-deg ku tegay Qabrigii Xaajiga, isla markiiba waxa ay heleen Police-ku tibaax ku saabsaan dadkii fal danbiyeedka gaystay halka ay ka soo duuleen iyo degaanka ay ka soo jeedaan.

Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Cadaalada Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo) oo Ceerigaabo ku sugan iminka ayaa aad uga cadhooday dhacdadan. Mr talaabo ayaa heegan culus galiyey Masuuliyiintii gobolka iyo Ciidankii nabad-gelyada, Isla markaan ku wargaliyey Maamulka Maydh in ay feejignaadaan oo Isha ku jayaan Qabriga Sheikh Isaxaaq.
Dad wax-garad ah oo ku sugun Ceerigaabo ayaa iyana sheeg in Argagixisada Al-shayaadiin(Al-shabaab) ay dhawaan ku mareen sahan Buuralayda Sanaag iyaga oo iska soo dhigaayey ama ku been abuuranaaya Kooxda Tabliiqiga.

By: Osman Abdillahi Sool.....Freelance Journalist.



Oodweynenews.com
Last edited by MrPrestige on Thu Dec 03, 2009 7:36 pm, edited 2 times in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Al Shabab in Habar Yoonis Country

Post by ToughGong »

I DIDN'T REALISE HA HAD A COUNTRY
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by MrPrestige »

dude as in the Sanaag Region - County. :lol:


still we need to stop al shabab destroying the grave of sheikh isxaaq.


we can't let Wahabis come to our land.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by MrPrestige »

Seemyer by the way i think those shababists crossed from Mudug via the Hawd to Sool then want to have a access to Sanaag Kingdom which obvisiouly they will be defeated just like the Mad Mullah was defeated. :lol: :clap:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by Somalian_Boqor »

Who are Habar Yoonis? :|
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by MrPrestige »

^^^^^ ask your mother. :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by Executive »

SB

He means Isaaq
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by MrPrestige »

Executive sxb are those shababists from kashmiir ? i am suspecting it's your folks from sool who want to cause havoc in peaceful sanaag.



control your youth sxb i am sure you don't want another Xudun happening.
Last edited by MrPrestige on Thu Dec 03, 2009 7:25 pm, edited 1 time in total.
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by Ka darag »

Somalian_Boqor wrote:Who are Habar Yoonis? :|
yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa :shock:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by Somalian_Boqor »

Executive wrote:SB

He means Isaaq
Oh okay.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in Habar Yoonis County

Post by MrPrestige »

:lol: :lol: Somalian Queen , get out of my topic if you are not going to discuss the latest shabab threat in Sanaag, you little troll.
User avatar
Shams al- Dawla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 404
Joined: Wed Nov 18, 2009 9:51 am
Location: Arabsiyo/ Somaliland

Re: Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Post by Shams al- Dawla »

Kani horta waa naanab walle iyo bille , leelkasuhu marku Isaaq dhalo oo u abtirsiinta soo barto , sidan oo kale bu noqda ma'ogtahay ? :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Post by CoolPoisons »

Shams al- Dawla wrote:Kani horta waa naanab walle iyo bille , leelkasuhu marku Isaaq dhalo oo u abtirsiinta soo barto , sidan oo kale bu noqda ma'ogtahay ? :lol:
walle nin caqli leh baa tahay

Thats what i said before to him
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Post by MrPrestige »

says the Jibril Abokar nacas marna somalia supportagaraya marna somaliland , marna america, waryaa maagtii - Reer Awdal inaad bixiso ba wali kusu gaysa dhuuliyahow. :lol:
User avatar
suga_delic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1241
Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
Location: UK

Re: Al Shabab in H.Y County -Sanaag

Post by suga_delic »

@sanag being HY County. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”