Ciidanka booliiska ee soo bandhigay qalabka loo adeegsado qa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Ciidanka booliiska ee soo bandhigay qalabka loo adeegsado qa

Post by Keyse_0208 »

Ciidanka booliiska ee magaalada Laascaanood ayaa soo bandhigay qalab kala duwan oo sida ay ciidanku sheegeen la damacsanaa in lagu fuliyo qaraxyo kala duwan,kuwaasoo isugu jiray miinooyin iyo qalab kaleba.Ciidanka nabadsugida iyo booliska oo iskaashanaya ayaa qalabkan ka soo qabtay guryo ku yaala magaalada,iyagoo sidoo kalena xidhxidhay dhowr qof oo sida la sheegay iyagu iska lahaa qalabkan.

[youtube]iD36Rx5l3wk&feature=player_embedded#[/youtube]
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”