War deg deg: Taliyeyaashii Booliska iyo Milateriga oo si rasmi xilka looga qaaday, Taliyeyaal cusub oo la magacaabay
Fadhi goor dhow Golaha Wasiirada Soomaaliya uga soo gaba gaboobay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxay si rasmi xilalka uga qaadeen Taliyeyaashii Ciidamada Booliska Gen. Cabdi Qeybdiid iyo Taliyaha Milateriga Yuusuf Xuseen Dhuumaal.
Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo shir gudoominayay kulanka ayaa warbixino ka dhageystay Wasiirada Amniga iyo Arrimaha Gudaha, kuwaasoo ka hadlay xaalada ammaan iyo soo jeedinta xil ka qaadista Taliyeyaashii hore.
Kulanka ayaa ugu dambeyn Golaha Wasiirada isku raaceen in loo magacaabo boosaskaas Taliyeyaasha laga qaaday xubno cusub oo horay qaarkood xilalkan uga hayay ciidamada.
Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa loo magacaabay Gen. Cali Maxamed Xasan Looyaan oo loo yaqaan Cali Madoobe oo horaantii 2007-dii xilka laga qaaday, isla markaana ahaa ninkii lagu badalay isla Cabdi Qeybdiid.
Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Milateriga ayaa loo magacaabay Sareeye Guuto Maxamed Geelle Kaahiya oo badali doona Gen. Yuusuf Xuseen Dhuumaal, waxaana la sheegay in dhowaan xilal ay ku kala wareegi doonaan.
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah Ku simaha Afhayeenka Xukuumada ayaa sheegay in Golaha Wasiirada isku raaceen in xilalkaas loo magacaabo Taliyeyaashaas, waxaana uu sheegay in soo jeedinta Golaha Wasiirada kadib uu ansixin doono Madaxweynaha Soomaaliya.
La soco wixii ku soo kordha
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
Breaking News: Abdiqeybdiid & dhumaal are gone
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Breaking News: Abdiqeybdiid & dhumaal are gone
marka maxaa isbadali doono horta had,,is this a good news or bad news?
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking News: Abdiqeybdiid & dhumaal are gone
sheekh shariif waa inuu is casilaa, walaahi waa la yaabanahay sababta uu halyeey general cabdi qeybdiid uu booska booliiska uga qaadey. bilo ka hor laba halyey oo aad ula dagaalamayey khawaarijta ayuu xukunkii ka qaadey waa HALYEEY DHAGAXTUUR IYO HALYEEY SHAAWEEYE.
maantana abdiqeybdiid. war sh shariif waa inuu si degdeg ah isku casilaaa :down:
maantana abdiqeybdiid. war sh shariif waa inuu si degdeg ah isku casilaaa :down:
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Breaking News: Abdiqeybdiid & dhumaal are gone
DR-YALAXOOW wrote:sheekh shariif waa inuu is casilaa, walaahi waa la yaabanahay sababta uu halyeey general cabdi qeybdiid uu booska booliiska uga qaadey. bilo ka hor laba halyey oo aad ula dagaalamayey khawaarijta ayuu xukunkii ka qaadey waa HALYEEY DHAGAXTUUR IYO HALYEEY SHAAWEEYE.
maantana abdiqeybdiid. war sh shariif waa inuu si degdeg ah isku casilaaa



- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking News: Abdiqeybdiid & dhumaal are gone
Congratulations to my uncle. The mindless warlord is gone, replaced with a real leader.Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa loo magacaabay Gen. Cali Maxamed Xasan Looyaan oo loo yaqaan Cali Madoobe oo horaantii 2007-dii xilka laga qaaday, isla markaana ahaa ninkii lagu badalay isla Cabdi Qeybdiid.



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 75 Replies
- 6110 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 38 Replies
- 2648 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 90 Replies
- 60768 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 21 Replies
- 9853 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5734 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 207 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 3562 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 5 Replies
- 491 Views
-
Last post by camanje
-
- 15 Replies
- 1618 Views
-
Last post by zingii
-
- 14 Replies
- 3437 Views
-
Last post by Casanova25