Saxaafada Soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyey tabinaysay in qaraxii lagu halaagsamay ee ka dhacay Hoteel Shaamoow ee magaalada Muqdisho uu ka dambeeyey nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaliif oo 38 jir 2 xaas leh iyo 5 caruur ah.Hadaba waxaa caawa nala soo xidhiidhay waalidkii dhalay ninka loo saaray inuu ka dambeeyey qaraxii iyagoo sheegay baadhitaan dheer ka dib inaysan ilaa iyo hada jirin wax cadayn ah oo xaqiijinaya in qaraxa uu fuliyey Maxamed Khaaliif balse uu kamid ahaa dadkii meesha ku dhintay, waxayna waalidka Maxamed Khaliif noo sheegeen arimahan soo socda.
Waalidka Maxamed Khaliif ayaa marka hore sheegay inay aad uga xun yihiin dadkii muslimiinta ahaa ee ku geeriyoodey qaraxii Shaamoow.Waxay xuseen in ka waalid ahaan ay ayaga ku dhacday 2 geeri oo ah in wiilkoodii uu meesha ku dhintay isla markaana loo saaray inuu ahaa ninkii ka dambeeyey qaraxii. Waalidka Maxamed Khaliif ayaa waxay sheegeen inay la xidhiidheen saaxibadii Maxamed iyo xaaskiisii waxayna sheegeen in Maxmed Khaliif xafladii Hoteel Shaamow ay ku casuumeen 2 wiil oo saaxibadii ah oo ka mid ahaa ardeydii ka qalin jabisay Jaamacada Banaadir, Maxamed Khaliif iyo labadii wiil ee saaxabdii ahaa ayaa waxay ka mid ahaayeen dadkii soo xaadiray xafladii Shaamow markii uu qaraxii dhacayna Maxamed iyo mid kamid ah labadii ayaa goobta ku dhintay halka kii kalena uu ka bad baaday.
Waalidka ayaa waxay kaloo sheegeen in maydadkii meesha yiilay la kala qaatay balse Maxamed la garan waayey sidaa darteedna loo maleeyey inuu ahaa ninka qaraxa fuliyey. Teeda kale waxay kaloo sheegeen in macluumaadka saxaafada lagu faafiyey ee ku saabsan Maxamed Khaliif laga been sheegay, waxay saxaafadu Maxamed ku sheegeen in 35 jir yahay, laba xaas leeyahay iyo 5 ciyaal ah balse waalidku waxay sheegeen in Maxamed uu ahaa 24 jir hal xaas leh iyo hal cunug.Waxay kaloo noo sheegeen in dadkii ay wareysteen ay yaqiinay Maxamed ay sheegeen inuusan shuqul ku laheen arimaha noocaas oo kale ah.
Si kastaba ha ahaatee marka la fiiriyo dooda waalidka iyo macluumaadka isburinaya ee saxaafada Soomalidu baahisay iyo iyadoo aysan jirin cid sheegatay in Maxamed uu ka dambeeyey qaraxii Hoteel Shaamow ayaa waalidku waxay leeyihiin waxaa haboon in arintaas lasoo cadeeyo si loo ogaado xaqiiqda balse intaa ka hor aysan haboonaynin in mayd ka mid ah maydadkii meesha ku dhintay arinta loo saaro
The alleged suicide bomber's parents speak.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
The alleged suicide bomber's parents speak.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
Qaraxii ka dhacay bishii Dec 3deedii waxuu umadda Soomaaliyeed ku reebey naxdin iyo nabar waara oo aan waligiis la illoobi doonin. Iyadoo Soomaali meelkasta oo ay joogto dal iyo dibadba ay saameysey naxdintan qaadanwaaga ah ayaa haddana waxaa durba bilawdey in lagugu dagdago waxaan la hubin isla markaana farta lagu fiiqo qof aan la hubin in lagu sheego inuu ka danbeeyey qaraxii isaguna is qarxiyey.
Saacado kadib markii uu qaraxii naxdinta lahaa dhacay waxaa markiiba dhacdey in la magacaabo qof kamid ah dadkii meydkooda meesha laga heley isla markaana warbaahinta qaarkeedna ay ku sheegeen inuu ahaa ninkii ka danbeeyey qaraxa. Haddaba baadhitaan dheer oo aan sameyney iyo xidhiidh aan lasameyney ehelkii qofkii ay warbaahinta qaar farta ku fiiqdey waxaana kusoo gabagabeyney arimahan:
1- Wiilka magaciisa warbaahinta qaarkeed ay xustey waxaan xaqiijiney inuu yahay wiil kamid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhimatay qaraxii ka dhacay halkaas.
2- Waalidkii wiilkan waxay noo xaqiijiyeen in wiilkooda lagu casuumey Xafladda ayna casuumadda siiyeen qaar katirsan aradeydii qalin jabineysay sidaas darteed uu xaadirey goobtaas.
3- Waalidku waxey ku doodeen in wiilkoodu kamid ahaa dadkii ku halaagsamey masiibadii halkaas ka dhacdey balse markii la garanwaayey wax sheegtana uu waayey maydkiisa markiiba lagu dagdagey inuu isagu yahay qofka masuulka ahaa qaraxaas.
4- Waalidkii wiilkani waxey Soomaalida meelkasta oo ay joogta ka codsanayaan ineysan ku dagdagin go aan aan hubaal ahayn illaahayna uga baqaan. Waxaa kale oo ay waalidku codsadeen inaysan u dulqaadin karin laba geeriyaad; in wiilkoodii uu kamid ahaa dadkii Soomaaliyeed ku halaagsamey falkaas waxashnimada ah iyo in haddana wiilkii dhintey isagii lagu sii oogo in danbiile yahay.
5-Ma jiraan wax sheegtey qaraxaas mana jirto wax caddeyn ah oo sheegeysa qofka iyo qaabka uu qaraxani udhacay.
Those fools at waagacusub are misleading people.
They choose this miskiin man because he's not a native of benadir and he had no folks to collect his body.
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
Somalis should stop kutiri-kuteenta and do real investigation, and if they don't know how to do it ask experts from US/Europe to come and do it.
I know Somalis and how they spread false misinformation during war times, there have been a lot of contradictions since the bombing of dec 3rd.
Some said the white man was responsible since he delivered a rug.
others said it was planted in there
some said Abdiqeybdiid or other officials that left there early may be responsible
Some said a man with a woman's cloth was responsible
others blaming Alshabaab.
STOP IT PPL, LETS NOT SPREAD MISINFORMATION AND GOSSIPS, BECAUSE IT DERAILS US FROM REAL TRUTH.

That radically defies the profile of "suicide bombers." The profile is one who is young (under 30), unmarried, with fewer relatives, etc.hanqadh wrote:nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaliif oo 38 jir 2 xaas leh iyo 5 caruur ah.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
THERE WAS NO BOMBER.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
^ True i have come to that conclusion, most likely an inside job...strange state of affairs in Somalia.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
xaqiiqdii 100% waa la hubaa inuu ninka is qarxiyey uu yahay MAXAMED khaliif allaha naartii jahanama haka waraabiyee.
dhamaan websiyada waa ay qoreen ninkan inuu muddo deganaa hotel shaamoow, halkaasna uu seexanayey dhawr habeen ka hor intii uusan fulin suicide bombinka.
xitaa waa soo cadaatey xaaskiisa inay u timid hoteelka ugu timid maalmo ka hor intii uusan xasuuqa uu geeystan.
maxamed khaliiif waa been abuur qof ku marti qaadey ma jirto xafladaas ka socotey hoteel shaamoow, wuxuuba deganaa hoteel shaamoow halkaas uu deganaan lahaa ilaa bishan 6 deeda.
xitaa iminka war ka soo baxey wadanka DENMARK wuxuu sheegayaa inuu SHEEYDAAN MAXAMED KHALIIF uu ahaa wiil ku soo korey wadanka denmark, halkaas uu somalia ka aadey si uu uga qeyb galo waxa ay shayaadiinta ugu yeeraan JIHAAD.
maxamed khaliiif waxaa cadeynaya inuu isaga ka danbeeyey dhaawaca ku yaala jirkiisa qaasatan jirkiisa qaarka danbe oo tottaly burburey taasna waa calaamadaha ugu weeyn ee lagu garto qofka xirta suunta bombada ee ay isticmaalaan wahaabiyada suicide bomberska.
xitaa wararku waxay sheegayaan in AL SHABAAB ay doonayaan inay qirtaan ayna soo bandhigaan SAWIRKA maxamed khaliif videogii uu ka tagey isagoo isku diyaarinaya SUICIDkiisa, sida wiiilkan oo kale ee baladweyne ku xasuuqey 98ka qafood.
alshabaab mardhaw waxaa laga yaabaa inay VIDEO keenta isagoo sheeydaan maxamed khaliiiif qoslaya ee mooda inuu BERRITO JANADDA AADAYO.

Focking walaweyn terrorist and their malnutritioned sympathisers clutching at straws.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
May Allah take you to that place , bloody Hawiye you killed an innocent man then you claim he was the perpetrator.xaqiiqdii 100% waa la hubaa inuu ninka is qarxiyey uu yahay MAXAMED khaliif allaha naartii jahanama haka waraabiyee.
dhamaan websiyada waa ay qoreen ninkan inuu muddo deganaa hotel shaamoow, halkaasna uu seexanayey dhawr habeen ka hor intii uusan fulin suicide bombinka
Nacal tula caleik.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
SO BASICALY THEY'VE BEEN BLAMING AN INNOCENT VICTIM ALL THIS TIME
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
Yeah cos he was a John Doe.seemeyer wrote:SO BASICALY THEY'VE BEEN BLAMING AN INNOCENT VICTIM ALL THIS TIME
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
just like when they killed that somali cad cad guy and the TFG tried to label him as a pakistani terrorist..thats why I never trust TFG or amisom....hanqadh wrote:^ True i have come to that conclusion, most likely an inside job...strange state of affairs in Somalia.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
yes..and may allah have mercy on all those people at snet who was cursing on this dead man..sad walahi..seemeyer wrote:SO BASICALY THEY'VE BEEN BLAMING AN INNOCENT VICTIM ALL THIS TIME
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: The alleged suicide bomber's parents speak.
i cannot read all taht.
can you summarize it for us , please?
can you summarize it for us , please?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 683 Views
-
Last post by COSTA
-
- 10 Replies
- 1162 Views
-
Last post by Mondey
-
- 16 Replies
- 1306 Views
-
Last post by Paddington Bear
-
- 106 Replies
- 5691 Views
-
Last post by xaseey
-
- 9 Replies
- 1313 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 960 Views
-
Last post by COSTA
-
- 42 Replies
- 456 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by Pirate Nayaa
-
- 41 Replies
- 2924 Views
-
Last post by kambuli