Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee Degmada 26 June
Hargeysa(Golis)- Askar ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Galabta xoog ku soo dejiyey Calanka Xisbiga KULMIYE oo sudhnaa bir ku hortaalla xafiiska Xisbiga ee Degmada 26 June ee Magaalada Hargeysa.
Gudoomiyaha ololaha xisbiga KULMIYE ee Gobollada Galbeedka Baashe Cabdi Gaboobe ayaa sheegay Sarkaalkii watay Ciidankaasi uu u sheegay inuu Calanka xafiiska ku dejinayo amar kaga yimi masuuliyiinta sare ee xukuumadda Madaxweyne Rayaale dartii, isla markaana haddii aanu amarkaa fulin uu ku waayayo shaqadiisa.
Baashe Cabdi Gaboobe waxaa uu cambaareeyey qaabka ay xukuumaddu u adeegsato ciidamada amaanka oo uu ku tilmaamay mid meel ka dhac ku ah haybadi iyo karaamaddii ciidanka, isla markaana lid ku ah shuruucda dalka iyo xeerarka axsaabta Qaranka, waxana uu xusay in aan loo dul qaadan karin in sidan loola dhaqmo axsaabta siyaasada.
Madaxa ololaha xisbiga KULMIYE ee Gobollada Galbeedku waxa uu sheegay in Calanku ku yaallay goob munaasib ah oo Xafiiskooda hortiisa ah, waxana uu carabka ku dhuftay in ay waddooyinka Magaalada oo dhan ku sawiran/yaallaan astaamaha xisbiga UDUB iyo iyo sawirada musharaxiintiisa.
Maaha markii ugu horeysay ee xukuumadda Madaxweyne Rayaale tallaabooyin noocan oo kale ah kula kacdo Xisbiga KULMIYE, balse tiroba dhawr ayey albaabada u laabtay xafiisyada xisbiga.
Golisnews Hargeysa JSL
http://www.golisnews.com/view_left.php?articleid=10801
Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
Waa been sideediiya oo cad. Calanka Kulmiyer is painted al over the city. Wax kale aynu ku wada hadalo.
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
^^^ had u watch HCTV tonite buddy..there was a kulmiyeh meeting for youth switching side and one of the speaker was speaking about wat happened at degmada 26 june....so theres some truth in that...guess again homie....
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
To An UDUB Supporter this is FAKE NEWS and Porbagnada 
- Blue_609
- SomaliNetizen

- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
tell me if i fuckin care 
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
^^^
Wlc bck Screw!
Other than that.....Duceysane is a boring guy, just look at the lame topics he floods in here.
O'righty then.
Wlc bck Screw!
Other than that.....Duceysane is a boring guy, just look at the lame topics he floods in here.
O'righty then.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
this is the accurate 1.
Taliyaha guud ee Booliska oo ka hadlay sababta ay ula degeen Calamada Xisbiga KULMIYE
HArgeysa/Sallaxleynews-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa jawaab ka bixiyay eedayn xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE u jeediyeen Ciidanka Nabadgelyada.
Masuuliyiin ka tirsan KULMIYE oo habeen hore Saxaafadda la hadlay, waxay sheegeen in Ciidanka Boolisku calamadii ka lushay ka furteen saddex xafiis oo xisbigoodu ku leeyahay degmada 26 Juun ee magaalada Hargeysa, isla markaana ay calamadii qaateen.
Hase yeeshee, Taliyaha Ciidanka Booliska Mr. Maxamed Saqadhi Dubad, waxa uu sheegay in aanu jirin xafiisyo KULMIYE leeyahay oo ay calamo ka goosteen, balse taas bedelkeeda ay calamo xisbigu leeyahay ka gooyeen Biraha laydka agagaarka Idaacadda oo ay ku taxeen. “Arrintu waxa weeye; dayrka wayn ee Idaacadda qaybta dhinaca Galbeedka u jeeda Birihii raacsanaa ee Laydka ayay dhawr meelood calankooda kaga xidheen, taasina waa khalad oo waanu ka fujinay. Xafiisyadooda iyo meesha ay leeyihiin bay ku fiican tahay (ku xidhitaanka Calanku),” ayuu yidhi Taliyaha oo uu Wargeyska Ogaal xalay arrintaa wax ka waydiiyay. “Ilaa saddex Calan baanu shalay (doraad) 10:00 ka furnay, wuxuba waa intaas, loomana baahnayn…Dayrkii dawladda uun bay arkeen (Ciidanku) Calamada Biraha ka taagan, waana laga furay,” ayuu raaciyay.
Taliyuhu waxa uu sheegay in aanu jirin wax ashkato ah oo la xidhiidha in lagu xadgudbay iyo in la dhibaateeyay oo uu xisbigu soo gaadhsiiyay.
Source: Somaliland.Org
http://sallaxleynews.com/index.php?opti ... 2&Itemid=1
http://www.somaliland.org/2009/12/09/ta ... a-kulmiye/

There is only one flag that should fly in gevernment properties. That is the Somaliland flag.
Kulmiye, UDUB or UCID flags or logos shouldn't be permitted in these areas. No country in the world allows that.
All xisbis in Somaliland must learn and obey the rule of the land.
Kulmiye, UDUB or UCID flags or logos shouldn't be permitted in these areas. No country in the world allows that.
All xisbis in Somaliland must learn and obey the rule of the land.
Re: Ciidamada Booliska Oo Xoog Ku Dejiyey Calankii KULMIYE ee De
Dhaga Bacayl wrote:There is only one flag that should fly in gevernment properties. That is the Somaliland flag.
Kulmiye, UDUB or UCID flags or logos shouldn't be permitted in these areas. No country in the world allows that.
All xisbis in Somaliland must learn and obey the rule of the land.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 460 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 550 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 3 Replies
- 1256 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 483 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 20 Replies
- 2020 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 11 Replies
- 1040 Views
-
Last post by Marques
-
- 4 Replies
- 760 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 40 Replies
- 4594 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 0 Replies
- 1437 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 15 Replies
- 2852 Views
-
Last post by salafi_student