
He let them ruin him... Bal naag jabkeeda qarsataa la arki jirey eh, mid lasoo taagaan waan sineystay oo weliba ku faraxsan oo lacag ku raadsanaysa...Miyuu iska garan waayey?
Maxaa isagana iimaanka ka qaaday? Waar ileen mid laba ku egna



Moderators: Moderators, Junior Moderators
waa gaal dee..gaalna imaan ma lahan naag iyo ninba..waxaas ilahay baa nooshegay soo ma ahan..kambuli wrote:Naagahan Alla Owdka ah iyo Nacaska Tiger ah![]()
He let them ruin him... Bal naag jabkeeda qarsataa la arki jirey eh, mid lasoo taagaan waan sineystay oo weliba ku faraxsan oo lacag ku raadsanaysa...Miyuu iska garan waayey?
Maxaa isagana iimaanka ka qaaday? Waar ileen mid laba ku egna![]()
Bisinka...
haye wixii zineeysta oo dhan imaan ma lahan..kambuli wrote:Abdisamed,
Boqolaal Somali ah oo Muslimnimo sheegta ayaa sidaa iyo si ka daran u kala roga naagaha. The only difference is the women.
Somaalia magacyo ayeyba u bixiyaan ninka Zinada badan sida:
Hebel waa shabeel naagood iwm
hyperactive wrote:women are dangerious.
naag iayaga isku adow ah.
naag omaba naag kale aqlka ka lomisa.
ladies blame your selves. he doesnt fair Allah and gor apportunity.
marka maha lo haysta?
too bad he is not a muslim. anigu wan goursan laha.
Mayee waa runtaa yoo gabadh soomaaliyeed waa lay gu eegay ku faani mayso. Way iska qarsadaan waxooga.kambuli wrote:Dhega,
Waan oagahay inay zinadu two way traffic tahaye..Waxaa la is dheeryahay..Ku faaniddaWeli miyaad aragtay haweeney Somaaliyeed oo ku faanaysa..Inkastoo ayna haweeney sinaysatay khayr qabin marka horeba...
![]()
Ninku ma dookh xuma...Isaga hal wax ayaa u darnaa..Waana haweeney cad![]()
Abdisemad,
I agree with you walaal
i know my somali is limit but makes sense to me.flo_progressive wrote:read what you wrote hyper, and tell me if that sounds right to you