Page 1 of 2
Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:32 am
by kambuli
Naagahan Alla Owdka ah iyo Nacaska Tiger ah
He let them ruin him... Bal naag jabkeeda qarsataa la arki jirey eh, mid lasoo taagaan waan sineystay oo weliba ku faraxsan oo lacag ku raadsanaysa...Miyuu iska garan waayey?
Maxaa isagana iimaanka ka qaaday? Waar ileen mid laba ku egna

Bisinka...

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:39 am
by abdisamad3
kambuli wrote:Naagahan Alla Owdka ah iyo Nacaska Tiger ah
He let them ruin him... Bal naag jabkeeda qarsataa la arki jirey eh, mid lasoo taagaan waan sineystay oo weliba ku faraxsan oo lacag ku raadsanaysa...Miyuu iska garan waayey?
Maxaa isagana iimaanka ka qaaday? Waar ileen mid laba ku egna

Bisinka...

waa gaal dee..gaalna imaan ma lahan naag iyo ninba..waxaas ilahay baa nooshegay soo ma ahan..
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:39 am
by AbdiWahab252
Yet another reason why a man should not get married before age 35

Tiger was a shy idiot who did not get the playa out of his system and married the house help

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:41 am
by kambuli
Abdisamed,
Boqolaal Somali ah oo Muslimnimo sheegta ayaa sidaa iyo si ka daran u kala roga naagaha. The only difference is the women.
Somaalia magacyo ayeyba u bixiyaan ninka Zinada badan sida:
Hebel waa shabeel naagood iwm

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:48 am
by Dhaga Bacayl
Sister Kambuli,
Salaan sare horta walaaleey.
Do you remember the song called "I get around" by Tupac? That goes both ways. Women get around too.
BTW, don’t you know Tigers was a nerd growing up? He was probably a virgin before reaching his new high status. He’s now in the candy store, hitting it from left to right. It comes with the territory of being rich and famous.
Waxaanse walaaley la yaabay, his selection in women. Waar wuxu dookh xumaa ma Clinton baa.

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 10:59 am
by abdisamad3
kambuli wrote:Abdisamed,
Boqolaal Somali ah oo Muslimnimo sheegta ayaa sidaa iyo si ka daran u kala roga naagaha. The only difference is the women.
Somaalia magacyo ayeyba u bixiyaan ninka Zinada badan sida:
Hebel waa shabeel naagood iwm

haye wixii zineeysta oo dhan imaan ma lahan..
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 11:01 am
by *HannaH*
Tiger maxaa loola yaabi? He's gaal, no imaan. Anyway, ha iska tunto....I think he's earned it..and nothing in his culture or moral to prohibit it.
What was it he use to say his race was Coblasion?? That really use to piss me off.
Bastardka madaw.
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 11:04 am
by Hyperactive
women are dangerious.
naag iayaga isku adow ah.
naag omaba naag kale aqlka ka lomisa.
ladies blame your selves. he doesnt fair Allah and gor apportunity.
marka maha lo haysta?
too bad he is not a muslim. anigu wan goursan laha.
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 11:15 am
by kambuli
Dhega,
Waan oagahay inay zinadu two way traffic tahaye..Waxaa la is dheeryahay..Ku faanidda

Weli miyaad aragtay haweeney Somaaliyeed oo ku faanaysa..Inkastoo ayna haweeney sinaysatay khayr qabin marka horeba...
Ninku ma dookh xuma...Isaga hal wax ayaa u darnaa..Waana haweeney cad
Abdisemad,
I agree with you walaal

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 11:22 am
by flo_progressive
hyperactive wrote:women are dangerious.
naag iayaga isku adow ah.
naag omaba naag kale aqlka ka lomisa.
ladies blame your selves. he doesnt fair Allah and gor apportunity.
marka maha lo haysta?
too bad he is not a muslim. anigu wan goursan laha.
pls tell me that's a typo

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 11:54 am
by Hyperactive
no typo.
instead he did a zina, i would marry her instead the zina.
as a muslim im allowd to marry.
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 12:00 pm
by Dhaga Bacayl
kambuli wrote:Dhega,
Waan oagahay inay zinadu two way traffic tahaye..Waxaa la is dheeryahay..Ku faanidda

Weli miyaad aragtay haweeney Somaaliyeed oo ku faanaysa..Inkastoo ayna haweeney sinaysatay khayr qabin marka horeba...
Ninku ma dookh xuma...Isaga hal wax ayaa u darnaa..Waana haweeney cad
Abdisemad,
I agree with you walaal

Mayee waa runtaa yoo gabadh soomaaliyeed waa lay gu eegay ku faani mayso. Way iska qarsadaan waxooga.
BTW, walaal hadu naag caduun u baahnaa sariirtay ku si isugaysee markiisa haru dookh xumada lagu dhalay ilayn waa nerd aan wali naag neeskeeda taabinine.
Have you seen Cabdi Haybe laambad in DHAYLO JECEL play in Djibouti. Markuu gabadha jeclaado ee uu ka hadhi waayo ayay ku tidhi naaskayga taabo..orod buu is dhigay.
Tiger nag cad of fool xun baa lugana u kala qabatey dabdeedna mabu eegin wajigeedaa uu ku dul dhareeriyuun ilayn waa nacas nerd ahe. Smart ones don't get caught and if they do, the women are gorgeous. Waan alo ograabaa, Alex Rodriguez is a prime example of that.
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 12:00 pm
by flo_progressive
read what you wrote hyper, and tell me if that sounds right to you

Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 12:03 pm
by Hyperactive
flo_progressive wrote:read what you wrote hyper, and tell me if that sounds right to you

i know my somali is limit but makes sense to me.
i dont know for you or others.
Re: Nacas Iyo Naago!!
Posted: Tue Dec 08, 2009 12:03 pm
by Skippa
haday naag cadi u darnayd, wuxu qabay tii dunida u cadayde waa doqonimadiisa