Jaaquf = ka aan waxba bixin/ Dhabcaal
Jeesto = Xaraggo/is qaad qaad
San-gafle = reer miye, waxay kaloo dhahaan (Dible)

Sardhi /Xayraan/Qardhac = Nin quural daruurigiisa wax ka badan aan helin
Dhigato = waa tan bahalka faraha ku sidata
Ka laydhiso = waa mid marka ay yara xanaaqdo xaydata

Feedho ka taah = Alla bariga
iiga jabbi = kan wuu iga xoog wayn yahee iga celi
Ka shuuri = adigu waxba ha sheegin/ii aamu
Waan kabeeyay = been baan u sheegay/ waan ku diray
Toodhe = shaaha inta yaree ugu danbaysa
Carabiyadda = busaarada
Xuuxle/wacle = ka caruurta yar yar u sheekeeya

Ka faa'idasyo = waa filimadda X-rated (hadduu ku dhaho ka faa'idaysaan daawaday' waa wax qudhuna buu soo daawaday).
Agab = inata ilaa 17 - 20 u dhaxaysa waxay dhahaan (Agab)
Faarayga = waa banaanka markay is laynayaan bay dhahaan (haddaad wax iska celinayso ina mari faarayga)

TO BE CONTINUED