They are breaking into two camps:
1 group supports and recognize the somali weak government .
The other group becomes the third rebel groups,they are clearly after power.
Somali politics is real headache.
Ahlusna waljameeca oo u muuqata mid laba garab u kala jabi rabto
Ahlusuna waljameeco dagaal xoogan la gashay Xoogagag Alshabaab iyo Xisbul islaami ayaa xiligaan u muuqata mid qilaaf xoogan soo kala dhaxgalay oo keeni krto in ay u kala jabaan garbooyin isdiidan sida loogu bartay ururada ka jira Soomaaliya oo markay xoogaa soo bindhamaan iyagu hadana iska horyimaado
Waxaa Shir jaraa'id oo bahda saxaafadda uu u qabtay Magaalo madaxda Galgaduud ee Dhuusamareeb madax dhaqaalaha Maamulka Culumaa'udiink AHlu Suuna Waljamaaca Sheekh C/wali Sheekh Max'ed Sheekh Cabudle isagoona sheegay in dowlada la heshiyeen ninka heshiiska saxiixayna uu isagu yahay isagoona hadalkaasi jawaab uga dhigaayey afayeenka Ahlusuna waljameeca Al Qaadi
Anigaa saxiixay wax ka soo yeerayna afayeenka waa wax aan jirin oo jeebkiisa ah ayuu yiri Magaalo madaxda Galgaduud ee Dhuusamareeb madax dhaqaalaha Maamulka Culumaa'udiink AHlu Suuna Waljamaaca Sheekh C/wali Sheekh Max'ed Sheekh Cabudle
Qifaafkaan u muuqda in qaab qabiil loo kula furfurayo urur diimeeydka Ahlusuna waljameeca ayaa laga yaabaa in ay keento is qab qabsi dhaxdooda ah iyadoona qilaafkaan loo aaneynayo dhaqaalo xoogan oo dowlada bixineyso si ay uga taqlusto urur diimeydka la soo baxay awood aan la dheelsan Karin oo keentay in ay kula wareegaan deegaano badan oo ku yaalo gobolka Galgaduud ayna horey u joogeen Xisbul islaami iyo Alshabaab
isku soo wada dubee waxaa la sugaa xurgufta ugub ah ee ka dhax bilaabatay Ahlusuna halkay ku danbeen doonto madaama Soomalida ururadeeda lagu yaqaano in ay kala jabaan
Disunity within Ahlusunnah wal jamaacah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
Mr. Yungnfresh
- SomaliNet Super

- Posts: 6956
- Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
- Location: In Xamar Stealing My Stuff Back
Re: Disunity within Ahlusunnah wal jamaacah
Can't they just dance and get along?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 644 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 4 Replies
- 506 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 6 Replies
- 31 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 327 Views
-
Last post by Sugule_Navyman
-
- 72 Replies
- 4303 Views
-
Last post by manarab
-
- 0 Replies
- 766 Views
-
Last post by COSTA
-
- 39 Replies
- 2394 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 538 Views
-
Last post by talxenegus
-
- 32 Replies
- 4080 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 27 Replies
- 1693 Views
-
Last post by Realest_007