Page 1 of 1

Daawo (Khayrkaa ka hadh waa habaar)

Posted: Thu Dec 10, 2009 1:50 pm
by Gaashaanle_87
Khayrkaa ka hadh waa habaar. Bal walaalyaal ila daawadda siday u dhismayaan wadamaddii Somalia wax walba u daba fadhiisan jiray, kagana dayan jiray horumrka Somalia waagii hore. Maalin dhawayd waxaan akhristay maqaal aad u dheer oo laga qoray Somalia waagii hore iyo weliba madaxwaynaha Nigeria iyo kan Ethiopia oo (idinkaa na baray KAA BARTAY KAA BADSHAY ku leh Somalia!, wallee waa ayaan darro in halkii ay maanta Somalia aayaheeda ka dashan lahayd iyaddii la isku diray oo muduci iyo ku jiqsii ay isku wada yihiin!!! laakiin taa ha moodin inaan u dardaar werinaayo Somalidu waxay tidhaahdaa (NIN ALLE LEH LOOMA DARDAAR WERIYO) Somalia oo dhan Ilaahay ha waafajiyo sida jidka toosan aamin.

Daawo sawiradan iyo siday u booming garaynayaan wadamadda jaarka oo ugu Horayso Ethiopia

http://www.skyscrapercity.com/showthrea ... 41&page=15