Somali Information Minister Dahir Gelle told the BBC that the bomber's parents, who live in Copenhagen, identified their son's body from photographs.
Reports say he left Somalia when he was a child and spent 20 years in Denmark, before returning to Somalia last year.
He reportedly joined the hard-line Islamist group al-Shabab - although they have previously denied the attack.
Al-Shabab and other radical Islamist groups control much of the country.
The Danish Security and Intelligence Service (PET) also says the bomber was from Denmark, according to local media.
The Copenhagen Post quoted PET as saying the man was in his 20s and was "a Somali citizen who had residence in Denmark".
"As PET has indicated numerous times in the past, there are people with ties to Denmark who have gone through militant Islamic training and radicalisation and who are involved in terror-related activities in several countries, including in Somalia," a PET statement said, according to the newspaper.
The bombing took place at a graduation for medical students on 3 December in one of the few parts of the capital, Mogadishu, which is controlled by the government.
The students had been graduating from Benadir University, which was set up in 2002 to train doctors to replace those who had fled overseas or been killed in the civil war.
Three ministers were among the dead.
Al-Shabab, which wants to enforce a strict version of Islamic law in Somalia, is accused of having links to al-Qaeda.
It has previously carried out several suicide bombings on government targets - but it has usually claimed responsibility immediately.
Somalia has had no effective government for almost 20 years.
http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/8406886.stm
THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
WOW THIS SHIT IS CRAZY HOW THE FUCK DO YOU LIVE IN EUROPE FOR DECADES AND FLY TO SOMALIA TO BLOW UR SELF UP





Re: THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
He wasnt the bomber but a victim that died in the staged blast, messed up how they trying to use him as a tool to serve their agenda.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
is this stupid too died in a staged blast tooAdvo wrote:He wasnt the bomber but a victim that died in the staged blast, messed up how they trying to use him as a tool to serve their agenda.

this was too ANOTHER al shabaab suicide bomber like DENISH KID was also targeting TFG ministers and he killed 3 times more bysanders then the other stupid kid from DENMARK.
al shabaab did it before in baladweyne tottaly disregarding innocen bystanders and now HOTEEL SHAMOOW is 110% its al shiishkabaab who did it like in BALADWEYNE.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
KismaayoNews kumaa nooga jawaaba hal su’aal oo ku saabsan qarixii Shamoow?
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 11 December 2009
KN: Markii uu 3 dii bisha hotel Shamoow ka dhacay qarax lagu hoobtey ee halaaga geystey, su’aashii ugu horeysay ee la’si weeydiiyey waxay ahayd “muxuu qaraxa ka dhashay”, DKMG ah waxay soo bandhigtey sawir nin dhalinyaro ah oo horaanka ka foyoow, uur ku jirtana ay banaanka taalo oo lagu sheegey in uu ahaa qof is qarxiyey, 8 maalmood kadib qaraxii waxaa malin kasta isa soo taraya xogo shaki galinaya sheegashada DKMG ah.
KismaayoNews hal su’aal oo gaaban ayay weeydiineysaa
Markii qaraxa dhacayay dadkii ku dhintey qaarkood waxaa la waayay hilbahooda oo cadcad ayay u jarmeen, kuwaasoo xitaa qaarkood ka durugsanaa meesha uu qaraxa ka dhacay, hadaba side ayay suurogal ku tahay in ninkii uu bamka ku xirnaa wax looga arko, oo waliba qaarkiisa hore oo dhan lo arko?
Idiris Xassan Faarax oo gudoomiye ka ah urur bulshada Rayidka ah oo Yurub ka jira oo saxaafada qoraal siiyey, wuxuu is weeydiinayaa su’aasha soo socota
Kuwa beerka iyo caloosha meesha ku safay nidaamka fiisikiska ayay ka hor imaanaysaa.
Tusaale sida muuqato bobka waxuu ku xirnaa ayay leeyihiin dhexda oo sidaa ayay ukala daadatay uur kujirtii!!
Sadex si midna suuro gal ooma ahan
meesha caloosha ku aadan ee uu qaraxu ka dhacay waxaa ka dhalanayso cadaadis aad iyo aad u wayn xitaa birta bur burinayo calool iyo beer baa muuqanayo waa sheeko baralay.
waxaa dhalanayso xawaaro aad u badan oo birtu xitaa ama lafaha qofka xabado ayay noqdaan lafihii ayaa biibay oo uur kujirtii waa nabad gashay waa sheeko baralay.
TV yada aduunka waxaa laga soo saaraa dad fara badan oo is qar xiyay mana jirto qof markuu is qarxiyo hilibkiisu bato uur ku jirtiisuna nabad gasho ee nin is qarxiyay uur ku jirtiisii baa bad baaday waa sheeko baralay.
Waxaan hubaa ninka sawirkaan sameeyay inuu yahay nin caqliga iyo tacliinta labadaba ka maran.
Malihi qaf isma qarxinin ama waa is qarxiyay toona ee beerka dhalaalayo baa Bam ku rakibnaa oo dad laayay waa sheeko
Meydka Qaraxa lagu eedeeyey
Cidna uma qiil samaynayso qaraxa dhacay, laakiin dadka iyo aduunka waxa ay xaq u leeyihiin in ay ogaadaan runta meesha taala, dadka aanan meesha joogin ma garan karaan waxa keeney qaraxa iyo waxa uu ka dhashay, kaliya dadkii joogey ayaa garan kara.
Illaa iyo haatan lama hayo qof aanan DKMG ah ahayn oo sheegtey in qofka is qarxiyey uu yahay ninka sawirkiisa lasoo bandhigey, Dr. Dufle wuxuu ka mid ah dhaqaatiirta sida weyn looga qadariyo Xamar iyo Soomaaliya, wuxuu ahaa qofka kaliya ee makarafoonka heystey ee arki karay waxa uu ka dhashay qaraxa la sheegey in uu geystey qof gadaal kasoo kacay oo kadibna isku qarxiyey safkii hore ee ay madaxda fadhiyeen.
Dr. Dufle idaacada BBC da ayaa ka waraysatay waxa uu arkay, wuxuu yiri ”Qof xijaab qaba ayaa soo kacay, marka uu dhanka masraxa usoo dhawaadayna bamka ayaaa qarxay”, kolkii la weeydiiyey in in qofkaasi uu is qarxiyey iyo in kale wuxuu sheegey in uusan hubin. Dufle wuxuu xasuustey in qof soo kacay, sidee suurogal ku tahay in uu xasuusan waayo ama arki waayo halka uu qaraxa ka dhashay?
Cid kasta oo ka dambeysey qaraxa, wax kasta oo uu ka dhashay, DKMG ah waxaa faa’iido weyn oo aan la qayaasi karin ugu jirtaa in falkaasi ay dusha ka saarto Xoogaga muqaawamada si ay dadka iyo aduunka ugu horkeento, waana laga filan karaa DKMG ah wax kasta oo inaba u suurogalinaya in ay caasimada kaga saarto Alshabaab iyo Xisbul Islaam.
Waxaa soo baxaya in waalidkii dhalay wiilkani ay ku noolyihiin dalka Denmark isagana uu halkaasii ku noolaa, waxay waalidka leeyihiin ”waxa nagu dhacay waa labbo geeriyaad”, oo waxay leeyihiin marna wiilkooda ayaa dhibane ah oo kaga dhintey qaraxa, marka labaadna isagaa dusha loo saaray wixii dhacay oo dhan.
Dowlada meeydadka masabidata
Haddii ay cadaato in qofka meydkiisa la masabidey, ma ahaan doono qofkii ugu horeeyey ee DKMG ah inta meydkiisa soo bandhigto ka beensheegto, waxaa jirtey dhacdo hore oo inta qof Soomaali ah meydkiisa lasoo bandhigey lagu sheegey in uu yahay qof ajnabi ah oo dagaalada lagu dilley, dibna waxaa kasoo baxday in uu ahaa qof Soomaali ah kadib markii waalidkiisa ay sheegteen
KismaayoNews.com
Re: THE BOMBER WHO KILLED 22 PEOPLE WAS FROM DENMARK
That man is innocent. His wife and her folks set him up.
Focking Hawiye futo madoobe dont know where to draw the line.
Focking Hawiye futo madoobe dont know where to draw the line.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 723 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 729 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 785 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by Tanker
-
- 3 Replies
- 588 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 893 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 6 Replies
- 618 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by newsbot
-
- 5 Replies
- 494 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 3 Replies
- 605 Views
-
Last post by Nubis