Page 1 of 1

Once again waagacusub.com falls on its face

Posted: Fri Dec 11, 2009 12:42 pm
by DUFAAN_
Every bit of info that we thought we knew about shamoo bombing came from them,than yesterday they took it to a new level of shame and threw around pics and a video of a young man in denmark who they said was "ninki isku qarxiyey hotel shamoo"...24 hrs later here is what they have to say about it :shock:

Somalia Latest News English
Cudurdaar: Abdi rashiid Artan maaha ninka isqarxiyay



Mogadishu 11 December 2009 Waagacusub Media.

Dhamaan akhristayaasha Waagacusub.com waxaan uga cudurdaaraneynaa sawir si qaldan loo saaray Waagacusub oo lagu sheegay inuu yahay ninkii isku qarxiyay Hotel Shamo 3 December laakiin Abdi Rashiid Cartan maaha ninkii is qarxiyaay,waana nin dhalinyar oo halaaga Somalia la saaxiiba.





Warka sida qaldan ay u geliyeen Waagacusub Weriyeyaasha Xafiiska Mogadishu waxaanu ka siineeynaa Abdi Rashiid Cartan oo ah ninka la yaaban isqarxiyaha naftiisa halaagay. raali gelin Halkaan ka daawo


Weriyeyaasha Waagacusub waxaa warkaas u soo diray nin ku nool dalka Denmark waxayna xogtaasi rumeeysteen marka ay sawirka Abdi rashiid ku arkeen Dayniile.com oo weli uu ku jiro,laguna sheegay in sawirka uu yahay mid laga qaaday isagoo yar.
Waxaan u mahadcelineynaa dhamaan Jaaliyadda Somalida ee noo soo diray Emailada gaar ahaan Cabdi Raxiim Axmed oo Copenhagen nooga soo diray Emailkii ugu horeeyay ee nagula saxayay.
Mar labaad ayaan ka cudurdaaraneynaa warkaas ,waxaana tifaftirka Waagacusub.com xoojin doonaa sugnaanta wararka la xiriira ninka is qarxiyay :lol:

Re: Once again waagacusub.com falls on its face

Posted: Fri Dec 11, 2009 10:33 pm
by kambuli
Acuudu Bilaah :down: Sicko..