Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Moderator: Moderators
- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Salal waa kuma ?sideebuuse ku helay magacaabida gobolka Salal?
12/11/2009 8:19:00 PM
Posted by saylacnews
Hargeysa(Saylac.com) Sida aanu la wada socono Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Dahir Rayale Kaahin waxa uu dhawaan gudoomiye cusub u magacaabay gobolka Salal. Gugoomiyaha cusub oo magaciisa layidhaa mudane Maxamed Muuse Bucul Waxa uu ka soo jeedaa Beesha Mamaasan ee Beelaha Ciise ka tirsan. Waa nin siyaasada mudho dheer ku dhex jiray isla markaana ay aad iyasagu dhaw yihiin Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Guleed. Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal waxa uu jagada ka dhaxlay gudoomihihi hore ee gobolka Salal oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Jabuuti .
Dhinaca xidhiidhka uu gudoomiyaha cusub ee Salal la leeyahay gobolka Awdal ayaa waxa la sheegay inay aad isugu xidhan yihiin Wasiirka Warfaafinta JSL, Mudane, Axmed X. Daahir Cilmi oo isagu dadaal weyn u galay sidii gudoomiyaha cusub ee gobolka Salal jagada ubuuxin lahaa.Wasiirka Warfaafinta JSL, Mudane, Axmed X. Daahir Cilmi oo kasoo jeeda Beesha Maxamed Case ee (Samaroon)- ayaa waxa uu dhawaan Hargeysa kula shiray Oday dhaqameedyo kasoo jeeda Beesha Maxamed Case oo bishii inaga tagtey ee November socdaal dadaalka magacaabida gudoomiyaha cusub ugu tagay madaxweyne Dahir Rayale Kahin.
Wararka aanu ka helay ilo mareegyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in mudooyin dhawaydba hawsha magacaabida gudoomiyaha ay wadeen Odayaal reer Awdal ah oo Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland u bandhigay inuu jagada u magacaabo gudoomiyahan cusub. Odayaasha arinkan galay waxa ka mid ah Oday dhaqameedyo isugu jira Beesha Ciise iyo Beesha Maxamed Case oo uu horkacayo Wasiirka Warfaafinta JSL, Mudane, Axmed X. Daahir Cilmi.
Dhinaca magaalada Saylac ayaa aad looga soo dhaweeyey magacaabida gudoomiyaha cusub. Meyerka magaalada saylac ayaa saxaafada u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Magacaabida gudoomiyaha cusub waxaanu aad u amaanay Madaxweyne Rayale magacaabida gudoomiyaha cusub ee gobolka Salal.
Dhinaca Magaalada Jabuuti ayaa sidoo kale aad looga soo dhaweeyey magacaabida gudoomiyaha ilo xog-ogaal u ah guriga baarlamaanka Jabuuti ayaa saylac.com u sheegay in mudanayaal badan oo ka tirsan baarlamaanka Jabuuti ay aad usoo dhaweeyeen magacaabida gudoomiyaha Cusub ee gobolka Salal.
Inkasta oo Oday dhaqameedyo ka tirsan gobolka Awdal oo ku sugan magaalada Borama ay arinkan aad usoo dhaweeyeen shacabka ku dhaqan magaalada Borama iyo nawaaxigeeda aayaa iyagu aragti gabi ahaanba ka duwan soo dhaweynta magacaabida gudoomiyaha qaba .” Jagada gudoomiyaha Gobolka Salal maahan dhaxaltooyo la iska dhaxlo waxana haboonaa in gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal loo magacaabo inuu gudoomiye ka noqdo mar hadii uu gudoomiyihii hore ee gobolku geeriyooday” Sidan waxa qaba dadweyne aad u tiro badan oo ku dhaqan magaalada Borama.
Sidoo kale aqoonyahanka reer Awdal ee dibadaha ku kala baahsan qaar ka tirsan oo la soo xidhiidhay saylac.com ayaa aragti tan shacabka Borama qabaan mid la mida qaba waxayna shegeen in Dahir Rayale uu ku khaldan yahay inuu Gobolka Salal isaga daba magacaabo Beel kaliya. ” Markii hore arinkan shiki ayaa ku jiray lakiin Dahir Rayale waxa uu cadaystey go’aankiisa ku wajahan gobol laga dhex sameeyo Gobolka Awdal oo siyaasadiisa uu ku fushado” Hadaladan iyo kuwo kale oo farabadan ayaa ka mid ahaa emailada kusoo burqanayey saylac.com.
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Salal ayaa isku diyaarin doonta Caleemo saarka Ugaaska Beesha Ciise ee ka dhici doona dhawaan magaalada Saylac..>> Halkan ka akhriso munaasibada Ugaaska Ciise siday u dhici doonto
Gabagabadii wali lama hayo hadal ama waraysi uu jeediyey gudoomiha cusub ee gobolka Salal balse xaqiiqdu waxay tahay in uu tageero ka heli doono Oday dhaqameedka labada belood ee Samaroon iyo Ciise oo horeyba dadaal u galay sidii uu jagada gudoomiyaha ugu fadhiisan lahaa gudoomiyihu.
Saylac.com

Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Adeer Rayaale got it wrong this time 
That Ismaciil Cumar Ghelluh wants to have his cake and eat it too

That Ismaciil Cumar Ghelluh wants to have his cake and eat it too
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
who do you think should be appointed?
- Erigavo-Man
- Posts: 77
- Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
- Location: Java
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Mamaasan is that a Cisse sub clan?
- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
why another nephew of Gheulluh with Djbiouti passaport is taking the marxuums place ?
what happened to selection by merit and clan demographics ! This is a big blow to udup .
Maxamed Case alone are 80% of that state .... the Cissa are small minority along with other quarters of Samaroon.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Salaal Region was formed for the Ciise in the first place, and this is all to Divide us all... Samaroon should stick to Awdal Alone and Ciise Salaal!
- King-of-Awdal
- SomaliNet Super
- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
I hate to Say this but keep your mouth off Mamaasan and Ciise and just you like said adeer Riyale, ill say awoowe Ismail Omar. 

- Erigavo-Man
- Posts: 77
- Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
- Location: Java
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Elmi Dheere, does anyone have the historical immigrations patterns of the issa into Zeylac areas?
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
you asking wrong gay this question can't you see that he is a hardcore tribalism that he even divides the Gadoboursi tribe, how come you expect him to give you rational historical analysis, his article about the R. Kakin to appoint a Issa governor in a pre dominated Gadaboursi tribe area( historically Issa area), logically who ever reside that area has a right to rule, Gadaboursi is a majority actual inhabitent for that area right now all the Issa use to live there were left for or migrated to Djibouti, the reason behind these appointed Mamaasan governor is to incite communal-war between Issa minorirty and Gadaboursi so the end pre-planned result is to destabilize the national security of Somaliland thus his ancle Mr R. K can keep pushing his illegal occupancy of the office, the logic behind this is if there is war there wont be no election even the opposition group of Somaliland Mr Silanyo mentioned in a news conference in simalar circumstance occured in recent killing in Lascanood, it has been an insider job of elimination at least partly for same reason mentioned above.Erigavo-Man wrote:Elmi Dheere, does anyone have the historical immigrations patterns of the issa into Zeylac areas?
so beware of Elmi-Dheere's special agenda
Last edited by labo22 on Tue Dec 15, 2009 7:44 am, edited 1 time in total.
-
- Posts: 134
- Joined: Sun Dec 06, 2009 10:26 pm
- Location: Tribal online warlordism isn't why I am here-no time for fights
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Erigavo-Man wrote:Mamaasan is that a Cisse sub clan?
Mamaasan in Djibouti are like Marehan in former Somalia. IOG's clan.
-
- Posts: 134
- Joined: Sun Dec 06, 2009 10:26 pm
- Location: Tribal online warlordism isn't why I am here-no time for fights
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
If you have a stable Somaliland, you shouldn't make "king" IOG angry and you should give some good positions to the Cisse in these regions. It is up to you but we know IOG and for the first 10-15 years after the war, he didn't want an independent Somaliland. Now, he is changing his strategy because he is thinking the neighbour is maybe here to stay. So be nice to my Cisse cousins or you come to invade you (kidding).
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
i think its one of those new regions carved out from older ones
- Erigavo-Man
- Posts: 77
- Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
- Location: Java
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Ahmed42, what is the sub clans of Ciise, can you list them imisa main sub clans bii uu kala baxan ciisaha? are you a Mamaasan?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Another Mamaasan appointed Governor of Salal WTF?
Come to KulmiyeElmi_Dheere wrote:why another nephew of Gheulluh with Djbiouti passaport is taking the marxuums place ?
what happened to selection by merit and clan demographics ! This is a big blow to udup .
Maxamed Case alone are 80% of that state .... the Cissa are small minority along with other quarters of Samaroon.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 604 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 14 Replies
- 1408 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 23 Replies
- 2459 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 18 Replies
- 2045 Views
-
Last post by Kudo
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 5 Replies
- 842 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 1 Replies
- 518 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 2 Replies
- 898 Views
-
Last post by Mondey
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1267 Views
-
Last post by TarTar