Ahlusunnah wal jamaacah bans Ninja clothes

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Ahlusunnah wal jamaacah bans Ninja clothes

Post by AhlulbaytSoldier »

Ahlu Sunah oo ka mamnuucay Guriceel xirashada Indha-Shareerka iyo Saraakiisha Ahlu Sunah oo isku khilaafsan

Maamulka Degmada Guriceel ee Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa ka mamnuucay Degmada Guriceel in haweenka ay xirtaan Indha-Shareerka, iyagoo ku tilmaamay mid aan shareecada islaamka waafaqsaneyn.

Sheekh Xasan Jeyti oo ka tirsan Culumada Ahlu Sunah ee Gobolada Dhexe ayaa shalay kaga dhawaaqay Guriceel in muddo 24-saac Haweenka ku tuuraan Indha-Shareerka oo uu sheegay in aanay waajib aheyn.

"Waxaa u sheegeynaa in maanta laga bilaabo aanay haweenka Indha-Shareerka xirin qaadan karin, ma ahan wax waajib ah"ayuu yiri Sheekh Jeyte oo haweenka uga digay in ay jebiyaan sharcigaas.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in amarkan uu yahay mid dhanka Ammaanka ah, isagoo cadeeyay in Indha-Shareerka ay soo baxeen dad siyaabo kala duwan u qaata oo qorshayaal guracan ku fulinaya.

I welcome this great news. These ninjas should be banned from the somali society.
The hadith says only face and hands remain uncovered. Those ninjas have no right to disobey prophet Muhammad pbuh 's command.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ahlusunnah wal jamaacah bans Ninja clothes

Post by grandpakhalif »

old news
User avatar
Sugule_Navyman
Posts: 94
Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.

Re: Ahlusunnah wal jamaacah bans Ninja clothes

Post by Sugule_Navyman »

hututking

read this
KN: Ciidamo ka tirsan Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu arkay saldhiga Baladweyne iyo xarumaha maamulka iyadoo ay ka midyihiin madax dhawaan xarakada ay u magacoowdey maamulka gobolka oo ay sheegeen in ay iyaga ka taliyaan


Hubanti la’aan ayaa ka taagan waxa meesha ka dhacay iyo sida ay wax u socdaan iyadoo ay wali magaalada ku suganyihiin madax Xisbul Islam ka tirsan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xisbiga uu ku kala jabay Baladweyne oo qaar ka mid ah saraakiishii xisbiga ay heshiis hoose la gaareen Alshabaab, magaaladana si hoose usoo galiyeen, lama oga in tani ay dagaal iyo khilaaf hor leh keeni doonto.

Khilaafka xisbiga ayaa waxaa uu ka biloowdey kadib markii xisbiga uu eryey gudoomiyihii Hiiraan Sheekh Ibraahim Macoow oo haatan gobolka isaga baxay, iskana aamusey, xaaladu waa mid cakiran

Wali cid si rasmi ah ugu dhawaaqday ma jirto isbadalada Baladweyne ka socda, haddiise ay dhaboowdeo in Alshabaab ay Baladweyne la wareegtey, waxay noqoneysaa magaaladii labaad oo muhiim ah oo si fudud uga baxda gacanta xisbiga sii daciifada
word from somalia today shabaab is pouring thousands of footsielders in hiiraan preparing for push towards Galgaduud..blive me this socall ahlu sunna group will be finished off by the end of the year..but they will be back with the help of ethiopian tanks :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”