Ceerigaabo: Shifo Hospital oo ay ka socdaan Tababar iyo Indh

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Ceerigaabo: Shifo Hospital oo ay ka socdaan Tababar iyo Indh

Post by Erigavo-Man »

Ceerigaabo: Shifo Hospital oo ay ka socdaan Tababar iyo Indho-Fiiqis


Image


Waxaa mudooyinkii u danbeeyey ka socdey cisbitalka shifo ee magaalamadaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo hawlo isugu jira indo fiiqis taraining caafimaad iyo daaweyn xanuunada dumarka ah iyo caruurta iyo weliba daaweynguud sida qaliino culus iyo kuwo fududba.

Cisbitalkan oo ah mid dhowaan lafuray hadana waa cisbitalka shaqada ugu balaadhan ee caafimaad ka qabta gobolka sanaag waxaana hawlahaa kaladuwan fulinaya dhakhaatiir caana oo khibrad uleh hawlaha ay wadaan Waxaana ka mida Dr. Maxamuud Axmed Maxamed (Dr. Shiine) iyo dr;ismaaciil’ waxaa weheliya dhakhaatiir kale iyo hawlwadeeno caafimaad waxaana lafilayaa in indhafiiqista dhowaan lasoogebegebeeyo iyadoo ay ilaa hada inta indhaha loo fiiaqy ay gaadhayaan ilaa boqolaal oo qof oo isugu jira waayeel dumar iyo dhalinyaro.

Dhanka kale waxaa socda taraining la siinayo hawladeeno cusub oo ladoonayo inay gobolka wax ka qabtaan gaar ahaan xaga caafimaadka.

Siciid axmed tamreyse
Sanaag74@hotmail.com
Ceerigaabo/sanaag/somaliland


Image



Image


Image



http://sanaag.org/details.asp?id=1274&dt=news
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”