Page 1 of 7
ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:32 am
by kambuli
Dad buu idinka dhigee, maxaa talo ah???
Ma saasaan kaga samirnaa Somaaliya?
Ma tacsi baan tegnaa maalin kasta?
Maxaad talo haysaan? OO aan ka ahayn Somali la sii kala fogeeyo oo la isku diro, oo colaad iyo nacayb dhexdooda lagu abuuro 24/7?
Bal talo keena

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:35 am
by SummerRain
Islaanyahay ibtilada dhan somaliya ka socota dadka adiga oo kale ah ba ka dambeya.

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:45 am
by Paddington Bear
The only talo I can give is to reduce the amount of sugar in your tea. Sugar gives you energy. Somalis are said to be lazy. Therefore, extra sugar in your tea will mean you have an excess of unused energy. This will make you put on weight, become irritable and maybe even develop diseases such as type two diabetes.
So, instead of having four spoon of sugar in your tea why don’t you try to reduce them to one? That way, you will feel healthier, happier and less irritable. In the longer term, when all Somalis have reduced their sugar intake to two spoons per cup of tea, we can encourage them to cut down their tea drinking from the traditional eight cups to a more moderate three.
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:46 am
by kambuli
Naa wasakhaddani maxay iga rabtaa

Kelbad yahay, ma khamrigaad cabtaa? Mukulaalyahay madowbi adiga iyo noocaaga oo aan dawlad rabin inay dalka ka dhalato weeye problemku..Nijaas fowqal nijaas...
OO u haysta tuugada iyo Sunta dalka lagu shubayo oo $$$ laga qaadanayo inay nolol tahay....Shakshuuko aan waxba isku falayn baad tahay ee iiga bax threadka
Bal kelbaddaas tuugada ah eega

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:53 am
by Hyperactive
kambuli wrote:Naa wasakhaddani maxay iga rabtaa

Kelbad yahay, ma khamrigaad cabtaa? Mukulaalyahay madowbi adiga iyo noocaaga oo aan dawlad rabin inay dalka ka dhalato weeye problemku..Nijaas fowqal nijaas...
OO u haysta tuugada iyo Sunta dalka lagu shubayo oo $$$ laga qaadanayo inay nolol tahay....Shakshuuko aan waxba isku falayn baad tahay ee iiga bax threadka
Bal kelbaddaas tuugada ah eega

i think some one stole kambuli's nick.
this poster cannot be kambuli i know!
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:55 am
by muslim-man
if its the real kambuli, she realy needs everyone's faatixa

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:57 am
by kambuli
Hyper,
Stop it

Why? Kambuli ma waxaa lagu yidhi, in yar oo danqasho ah ma leh? I cann't beleive you didn't say anything about Kelbadda I cayday...Why? What was wrong with my thread? Who is she to attack me? Mese dadka qaar waa ok inay dadka attackaan...
Yaakhay the game started wallee...I will not stop it..Ilaa ay ii sheegto waxa ay ugu maagtay...
Muslim man aka A/W I and you both know where your cousin attack is comming from, waxoogaabay is celcelisey...and now she attacked me out of nowhere...But qudhunku waa wax aad isla taqaaniin..Soo uruura sidii tiqsigii...

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:58 am
by SummerRain
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:59 am
by Hyperactive
kambuli ya ko aayey?
show me please, i just saw this comment and another topic.
tell us what happened.
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 10:59 am
by Hyperactive
ismahan what is going on? what happened between you two?
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 11:00 am
by SummerRain
loool all I was saying is, people with the old mentality is what is holding Somalia back, sorry Kams hada sheekada si kale uu fahmintey

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 11:01 am
by SummerRain
hyperactive wrote:
ismahan what is going on? what happened between you two?
Apparently your eedo kambuli has something against mukuulal madoows and I happen to be one. Ya saatir.

Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 11:03 am
by kambuli
Hyper,
Excuse me? Are you saying you saw my reply, but you didn't see what caused it??? Mese you are saying some people have the free ride in here to insult people and people are not expected to respond? I don't get it...
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 11:06 am
by Dhaga Bacayl
hyperactive wrote:kambuli ya ko aayey?
show me please, i just saw this comment and another topic.
tell us what happened.
You’re taking this WAY too seriously man. Let people socialize. That is what this medium is known for.
You CAN’T ban everybody.
Re: ILaahay...
Posted: Mon Dec 14, 2009 11:09 am
by Gaashaanle_87
Kambuli rajadda kaliya ee Somalia leedahay waxa weeye Somaliland oo la aqoonsado markaas ayay fadhiga ka kacaysaa oo coma kasoo baruurugaysaa
oo ay tashanaysaa oo is odhanaysaa bi' waaye khayrkaa ka hadh waa habaar ee wax qabso oo rag ficil iyo faan baa ka dhaxeeye Somaliland yay ku dhaafin.
Beentay maaha bal car waakaasi adiguba arag maalinta Somaliland recognition ay caalamka ka hesho ayay Somalia coma kasoo baraarugaysaa
waanad arki doontaa indhahaaga oo dhan iyo tabana
Markaa adigu Somaliland uun taageer maalin tay aqoonsi heshana arag sida Somalia isu badasho
Kambuli sheekadu ma kuu dhacday iminka?