SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA SAMAROON
Hanti dhaxal waygashaa dhulse dhaxal magalijirin lakiin manta waxaa muuqata in
beesha samaroon dhaxal aay dhaxal ubixisay dhulkeedii iyaqdoo dhaxal usiisay beesha
ciise dahir rayalena maahin nin ka amar qaata
reer dudub ama jibriir yonis ama
makahiilba dhulka uubixiyayna waa mid dhabar jabku ah dhamaan beesha samaroon
waamarka laga eego dhinaca san waa laga yaaba marka la eego waxii ina ragaadiyay
2qarni ee udanbeeysay ee ahaa arkaa baa ardaa neceb inloo arko in adaa bixiyay
dhulka tariikhi ga ah ee saylac eeriya
waxaa hubaal ah inaanu ardaa bixin dhulkaa ee uu bixiyay daahir rayaale oo danahiisa
gaarka ah uga faa iidaysanaya daganada aay mulkiyadeeda leedahay beesha samaroon
marka aaynu dhanka kale ka eegno dahir rayaale laftiisu waxuu ka faa iidaysanayaa
ardayada samaroon ee ishaya isagoo leh inta aay isu maqan yihiin adiguna danahaga
gaarka ah fuli sidaydoontaba ha ahaatee tariikhdu waa maguuraan dhulkuna maguuro
gabgabadii maqaalkani waxaa loobahan yahay beesha samaroon inay ka hortagto
waxyalaha gunimada ah ee uu ku kacayo ninka dantiisa fiirsanaya ee ina rayaale waa
inlaga midoobaa sidii dhulkan dhaxalka loosiiyay ciise looga soo celin lahaa waain
laga midoobaa waxyaalaha gunimada ah ee lagu luminayo dhul xeebeedka beesha samaroon
iyo tariikhda awladii sheex maxamuud siciid waa sheekh samaroone dhalin yartu waa
inay is abaabushaa sidii aay uga hor tagi lahayd gunimoda siyaasiga iyo saladiinta
samaroon qateen hadii aanu nahay dhalin yarta jaliyada awdal iyo salal ee
switzerland diyaar waxaan unahay inaan tageero sugida xuduudaha aan wadaagno beesha
ciise ee rayaale uu dhabarka kukeenay saylac anagoo kala ah
saleban maxamud ibrahin
saleban ibrahin qalinle
axmedyasin adan farax
maxamed ismacil xadi
farhan adan warsame
mustafe cisman guul
axmed muse dahir
c/casis ali abdilahi
kibe muumin maydal
sayid maxamed muumin
ahmed farax nuur
jamac farax shirwac
mustafe xasan maydhane
maxamed dahir halas
mawlid cilmi axmed
farhan farax gelle
maxamed dualle hiriir
mustafe maxamed cumar
maxamed haruun rabille
maxamed ibrahim cumar
maxamed nuux cilmi
mahdi ismacil
samatar xasan jamac
sharmarke xasan jamac
samatar maxamed cabdi
siciid abtidon
jamac cabdi jamac
cabdirashid cadmadoni
mustafe cusman wabari
mustafe maxamed warsame
A/rashid maxamed warsame
maxamed liban diiriye
faysal dauud jamac
a/rashiid a/raxman ibrahim
ibrahin a/raxman ibrahim
xusen cabdi xasan
cusman maxamed xushuun
khadar sonkoralin
liban maxamed barkhad
maxamud sheekh yusuf
cabdi raage
xusen xamud xusen
fuaad dahir galiye
cabdiqani xamud duqsi
maxamed arte
muxumad xashi
xasan maxamuud axmed
yusuf abdi ibrahin
muse cumar adan
axmed cumar adan
ilyas maxamed bille
hodan idiris miicad
fadumo musse dahir
umalkhayr cabdi dahir
amina yusuf
khadija xadi sidci
sacada xaji xasan
safiya cabdi duaalle
dhamaan tayo waxaan diyaar unahay muruq iyo maalba inaan ku tageero sugida xududaha
aan la leenahay beesha ciise saylac na rayaale uma dooran karo marba nin kuu doono
ka uu hada magacabayna hadii uu isasoo tago waxii kudhaca waxaa dhabarka ku qadan
doona ina rayale bulshada dagankuna waa inay ka howgalan arintan anaguna waxan
diyaar unahay hiil iyo hooba aan isla garabtaagno
by farhan adan warsame
http://www.dillapress.com/index.php?opt ... sfikradaha
SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA
Moderator: Moderators
- Erigavo-Man
- Posts: 77
- Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
- Location: Java
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2425 Views
-
Last post by Elmi_Dheere
-
- 14 Replies
- 2017 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 12 Replies
- 858 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 0 Replies
- 282 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 0 Replies
- 770 Views
-
Last post by ACOE1Nuur
-
- 1 Replies
- 529 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 307 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 23 Replies
- 1585 Views
-
Last post by Salaan_Carabey